Baarlamanka Jarmalka oo ansixiy go’aan muddada loogu kordhinayo ciidamada ka...
Sida ay sheegtay Wakaaladda wararka Routeres barlamaanka dalka Jarmalka ayaa maalintii Khamiista meel mariyay qaraar muddo sanad ah loogu kordhinayo tababarayaasha u dhashy dalka Jarmalka ee...
View ArticleOlole Nadaafadeed oo ka socda Waaxyaha degmada Hiliwaa “SAWIRRO”
Olalahaani nadaafadeed ee uu horkacayay Guddoomiyaha Degmada Hiliwaa ee Gobalka Banaadir Cabdixakiin Cumar Cabdulle ayaa waxaa laga sameeyay Waaxda Bandar Wanaag ee Degmadaasi kaas oo lagu cirib...
View ArticleMadaxweynaha Puntland oo xariga ka jaray Masaajid laga hirgeliyey gudaha...
Madaxweynaha Dawlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo Jimce ah 31 March 2017 xariga ka jaray masaajid cusub oo laga hirgeliyey gudaha Madaxtooyada Garoowe. Masaajidka...
View ArticleGuddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka oo Sudan uga qeyb geli doona shir...
Wafdi uu hor kacayo Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka Mudane Ibraahiim Iidle Saleebaan ayaa gaaray Caasimada dalka Suudaan ee Khartuum. Wafdigan Garoonka Caalamiga ee Khartuum kusoo dhaweeyay...
View ArticleDhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho
http://www.radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2017/04/WARKA-SUBAX-01-04-2017.mp3
View ArticleDhageyso Barnaamijka Wadajir
Akhristayaasheena sharafta leh waxaa halkan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Wadajir oo ah barnaamij ka hadlaya xasilinta Soomaaliya, kaasi oo ay iska kaashaanayaan Wasaaradaha arrimaha gudaha,...
View ArticleDhageyso Barnaamijka Faaqidaada ee Radio Muqdisho
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Faaqidaada oo ka baxa Radio Muqdisho subax waliba marka laga reebo subaxda Jimcaha, waxaana uu xambaarsanyahay...
View ArticleRa’iisul Wasaaraha oo ka qeyb galay munaasabad uu xilka kula wareegayay...
Muqdisho, 01, April, 2017….Wasriika cusub W. Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxman Ducaale Bayle, ayaa saaka xilka kala wareegay wasiirkii hore maaliyadda Mudane Maxamed...
View ArticleRa’iisul Wasaare Kheyre “Waxaa la idinku aaminay canshuurtii shacabka, waxaan...
Muqdisho, April 1, 2017——Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa saaka ka qeybgalay munaasabad uu xilka kula wareegayay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Maaliyadda...
View ArticleRa’iisul wasaare ku-xigeenka dalka oo ka qeyb galay munaasabad uu xilka kula...
Wasiirkii hore ee Wasaaradda arrimaha Gudaha Xildhibaan C/raxmaan Maxamed Xuseen Odowaa Ayaa Maanta Xilka Ku wareejiyey Wasiirka Cusub ee Wasaarada Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dib u heshiisiinta...
View ArticleWasiirka Boostada oo maanta xilka si rasmi ah ula wareegay
Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Boostada, Isgaarsinta iyo Teknoloojiyadda Eng. Cabdi Canshuur Xasan ayaa maanta xilka kala wareegay Wasiirkii hore ee Wasaaradaasi Maxamed Jaamac Mursal, iyadoo...
View ArticleWasiirka cusub ee Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda oo xilka la...
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi Xaashi ayaa maanta xilka Wasaaradda si rasmi ah ugala wareegay Wasiirkii hore ee Wasaaraddaasi Mudane...
View ArticleDab xoogan oo ka kacay Suuq Bacaad-Sawirro
Gelinkii dambe ee maanta ayaa damb xoogan waxaa uu qabsaday qeybo kamid ah suuq Bacaad oo ku yaala degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir isla markaana ah suuqa labaad ee ugu weyn magaalada Muqdisho....
View ArticleWasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya oo ka tacsiyadeysay geerida Marxuum...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Yuusuf Garaad Cumar, Wasiiru dowlaha Cabdulqaadirr Axmed-Kheir Cabdi, Wasiir kuxigeenka. Mukhtar...
View ArticleR/Wasaare ku Xigeenka Soomaaliya oo Muqdisho ku soo dhaweeyey R/Wasaare ku...
April. 2, 2017—-Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Eng. Mahdi Axmed Guuleed oo weheliyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Yuusuf Garaad Cumar iyo Mas’uuliyiin kale ayaa ku soo...
View ArticleMadaxweyne Farmaajo oo xafiiskiisa ku qaabilay R/wasaare ku xigeenka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay R/wasaare ku xigeenka Wadanka Turkiga oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya. Mudane Maxamed...
View ArticleWasiirka cusub ee Gaashaandhigga oo kormeeray xarunta Wasaaradda...
Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga Mudane C/rashid C/laahi Maxamed oo weheliyo Wasiirkii hore ee Wasaradda Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed S/G...
View ArticleMadaxweyne Farmaajo iyo mas’uuliyiin kale oo salaadda janaasada ku dukaday...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdulaahi “Farmaajo” gudoomiyaha Baarlamanka iyo ms’uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda ayaa ka qeybgalay salaadda Janaasada oo lagu...
View ArticleTaliyaha ciidanka Booliiska oo ka qeybgalay shirka booliiska adduunka...
Taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliyeed Jeneraal Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa shalay dib ugu soo laabtay Dalka kaddib markii uu dalka Imaaraadka uga qaybgalay Shirka Boliiska Adduunka (Interpol)...
View ArticleTaliska boliiska oo la wareegay amniga iyo xaaladda caafimaad ee wariye Hanad...
Taliska ciidanka boliiska ayaa maanta la wareegay amniga iyo xaaladda caafimaad ee wariye Hanad Cali Guuleed. Hanad Cali Guuleed oo ka mid ah wariyaasha ka howlgalo mid ka mid ah warbaahinta magaalada...
View Article