Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Dhageyso Barnaamijka Faaqidaada ee Radio Muqdisho

$
0
0
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Faaqidaada oo ka baxa Radio Muqdisho subax waliba marka laga reebo subaxda Jimcaha, waxaana uu xambaarsanyahay macluumaad u badan wareysiyo iyo falaqeyn xagga wararka ka baxa Idaacadda, kuwooda ugu xiisaha badan.  Halkan ka dhageyso Barnaamijka. http://www.radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2017/04/BAR-FAAQIDAADA-WARARKA-01-04-2017.mp3

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles