Quantcast

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo U Amba-baxay Dalka Niger

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa u amba-baxay caasimadda dalka Niger ee Niamey oo uu kaga qeyb gali doono shir Madaxeedka Midowga Afrika ee...

View Article


Tiirka Horumarinta Dhaqaalaha Ee Qorshaha Horumarinta Qaranka Oo Lagu Qabtay...

Waaxda Horumarinta Dhaqaalaha ee Wasaarada Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee XFS ayaa maanta ku qabatay magaalada Muqdisho kulan Wadatashi ah oo ku saabsan Tiirka Horumarinta...

View Article


Ciidanka Xoogga oo howlgal qorsheysan ku dilay 20 khawaarij ah

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgal qorsheysan oo ka dhan ahaa khawaarijta ka sameyeen degaanka Sabiid oo kamid ah degaannada hoostaga degmada Afgooye ee...

View Article

RW Xamse oo magacaabay Maareeyaha Guud ee Hay’adda Isgaarsiinta

Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda JFS ayaa u magacaabay Mustafa Yaasin Sheekh Maareeyaha Guud ee Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka Kadib soojeedinta Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda. Mudane Mustafa...

View Article

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka hadlay dagaalka lagulajiro Khawaarijta

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac oo wareysi dhinacyo badan leh siiyay wakaaladda wararka Sputnik ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay hadda xoogeeda isagu...

View Article


Golaha Wasiiradda XFS oo ansixiyey laba Hindise Sharciyeed

Shirka Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey, Ra’iisul Wasaaraha XFS, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey laba Hindse Sharciyeed, Qaraar la xiriira...

View Article

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Kormeeray Deegaanka Nuur-dugle Ee Gobolka...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dardargelinaya dagaalka lagu ciribtirayo argagixisada Alshabaab ayaa gaaray deegaanka Nuur-dugle ee Hirshabelle oo ka...

View Article

Sawirro: Khawaarij badan oo lagu laayey howlgal ka dhacay Sh/Hoose

WAR SAXAAFADEED MOGADISHU, 25 November 2022 Inta la ogyahay 15 xubnood oo ka tirsan tirsan Khawaarijta Al-Shabaab ayaa lagu dilay howlgal qorshaysan iyo duqayn ciidanka gaarka ah ee Hay’adda Nabad...

View Article


Cutubyo ka tirsan Ciidanka Daraawiishta oo tababar loo soo xiray

Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen. Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa dalka Jabuuti tababar ugu soo xiray cutubyo ka tirsan ciidanka Daraawiishta Booliska ee Soomaaliyeed. Dufcadaan oo noqoneysa...

View Article


Soomaaliya oo ka qeyb-gashay shirka Golaha Wasiiradda ee Ururka Badweynta...

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cali Maxamed Cumar, iyo Danjiraha JFS ee dalka Hindiya Mudane Axmed Cali Daahir, ayaa ka qeyb galaya shirkii 22-aad ee Golaha Wasiirada...

View Article