Quantcast
Viewing latest article 3
Browse Latest Browse All 20463

Ciidanka Xoogga oo howlgal qorsheysan ku dilay 20 khawaarij ah

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgal qorsheysan oo ka dhan ahaa khawaarijta ka sameyeen degaanka Sabiid oo kamid ah degaannada hoostaga degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Saraakiisha howlgalka hoggaamineysay ayaa sheegay in ay ka war heleen Xubno ka tirsan Argagixisada oo isku aruursanayay duleedka degaanka sabiid, isla markaana […]

Viewing latest article 3
Browse Latest Browse All 20463

Trending Articles