Danjiraha Soomaaliya ee Mareykanka: waxaan dhaqso ku bilaabaynaa shaqada...
Safiirka Cusub ee Safaaradda Soomaaliya ee magaalada Washington oo sheegay Saafaraddu ay dhaqsa ku bilaabi doonto adeegyada ay Bulshada Soomaaliyeed ka sugayaan xilli xalay uun dib loo furay dhismaha...
View ArticleJarmalka oo lacag ku taageeraya dadka ay saameeyeen daadadka iyo fatahaadda...
War saxaafadeed ka soo baxay safaaradda Jermalka ee Nairobi ayaa lagu sheegay in Jermalka uu bixinaayo 150,000 oo giniga ingiriiska taasoo loogu talagay qoysaskii ka barakacay deegannada uu fataahada...
View ArticleR/wasaaraha Soomaaliya oo kulamo la leh bulshada Magaalada Baydhabo
Raisul wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmarrke oo shalay socdaal ku tagay Magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa kulamo la leh qaybaha Bulshada...
View ArticleDAAWO Yuusuf Garaad iyo Cabdi Xaaji Goobdoon oo ka hadlay taariikhda Wariye...
Telefishanka Qaranka Soomaaliyeed, ayaa barnaamij gaar ah oo ku saabsan Alle ha u naxariistee Wariye Axmed Xasan Cawke laga baahiyay, barnaamijkaas waxaa ka qeyb galay Yuusuf Garaad Cumar, oo ay...
View ArticleQaadku waa Aafo Qaran! W/Q Dr. Maxamed Isaaq Mursal
Qaadku, waa qasaaraha dhaqaalaha qoyska, Qaranka iyo caafimaadka bulshada, gaar ahaan dhallinyaradii horumarka u noqon lahayd dhismaha dalka iyo daafaca dadka iyo diinta. Culimada diinta islaamka iyo...
View ArticleCiidammada ammaanka oo toogtay Nin Haweeneey ku dilay Suuqa Bakaaraha-DHAGAYSO
Ciidanka Nabad-Sugidda ayaa maanta Suuqa Bakaaraha ku toogtay wiil dhallinyaro ah oo toogasho ku dilay Haweeney ganacsato ahayd oo lagu magacaabi jiray Ubax Cali Dhubad, sida ay sheegeen saraakiisha...
View ArticleDaawo Sawirrada: Taliyaha ciidanka XDS oo maanta kulan la qaatay saraakiisha...
Taliyaha ciidanka XDS S/gaas Maxamed Aasan Axmed ayaa xarunta wasaaradda Gaashaandhigga kulan kula qaatay saraakiisha ciidanka XDS kaasoo looga hadlay xaaladda ciidanka, iyo habka ay u socdaan...
View ArticleGolaha Wasiirradda oo isku raacay in dib loo furo Safaaradihii Soomaaliya ee...
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Mudane...
View ArticleDhageyso warka duhur ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleSoo weydii Su’aal duqa Muqdisho oo marti ku ah barnaamijka kulanka todobaadka...
Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka waxaa Jimcaha beriya marti ku ah gudoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale oo ka...
View ArticleDaawo Sawirrada:- Madaxweyne Xasan Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay
Akhristayaal waxaan halkani idiin ku soo gudbineynaa sawirada Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kaddib shir caalami ah oo...
View ArticleBarnaamijika Kulanka Todobaadka Oo Looga Hadlay Howlaha Maamulka Gobolka...
Barnaamijka kulanka Todobadka ee jimca walba Ka baxa Radio Muqdisho Codka Jamuuriyada Soomaliya iyo Telefeshinka qaranka Soomaliya Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane...
View ArticleRa’isul Wasaaraha Dalka Oo Tababar Beydhabo Ugu Soo Xiray Ciidamo Ka Tirsan...
Ra’isul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay tababar ugu soo xiray ciidan ka tirsan boliiska...
View ArticleDhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleWasiirka Waxbarashada oo u hambalyeysay Macalimiinta Soomaaliyeed
Wasiirka Waxbarashada iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Soomaaliya Khadra Bashiir Cali ayaa ugu hambalyeeysay macalimiinta Soomaaliyeed 21 November maalinta macalinka, iyadoo u rajeysay in sanadkan...
View ArticleDhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleBaarlamaanka oo gudagalaya akhrinta labaad ee sharciga maxkamadda dastuuriga
Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeelanaya xarunta Golaha shacabka ee magaalada Muqdisho ayaa kaga doodi doona qaraar uu soo diyaariyay guddiga maaliyadda ee baarlamaanka,...
View ArticleXuska Maalinta macalinka Soomaaliyeed oo lagu qabtay dalka Kuwait “SAWIRRO”
Munaasabadda xuska maalinta macalinta Soomaliyeed oo uu soo qaban qabiyay Golaha Hiddaha iyo Dhaqanka Soomaaliyeed ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiirka Wasaarada Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane...
View ArticleWaxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay “SAWIRRO”
Mogadishu, 21 November 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka...
View ArticleAgaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga oo la kulmay Dhiggiisa...
Wafdi uu hoggaaminayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa la kulmay Dhiggiisa dalka Turkiga. Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale Agaasimaha Guud...
View Article