Madaxweynaha oo ka hadlay halka ay marayaan wada tashiyada heerka Qaran
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ka hadlay halka ay marayaan shirarka wadatashiyada heer Qaran ee looga hadlayo...
View ArticleWasaaradda Arrimaha gudaha oo furtay shir looga tashanayo sharciyada...
Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah Muqdisho uga furtay shir looga hadlayay hindise sharciyeedka xisbiyada siyaasadeed ee dalka. Shirka ayaa...
View ArticleDhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleDowlad goboleedka Galmudug oo xoojineysa la dagaallanka Al-Shabaab
Dowlad goboleedka Galmudug ayaa shegay inay bilaabayaan howlgallo lagula dagaalamayo maeleshiyaadka Al-Shabaab, si looga saaro guud ahaan deegaannada maamulka Galmudug, iyagoo kaashanaya ciidanka...
View ArticleShirka Wadatashiga Hindise Sharciyeedka xisbiyada oo galay maalintii labaad
Shirka Wadatashiga qabyo qoraalka Hindise Sharciyeedka xisbiyada siyaasadeed ee dalka ayaa lagu wada in maanta uu galo nmaaliniisa labaad, kaasi oo ay ka qeybgaleen xubno ka socda maamul goboleedyada...
View ArticleMadaxweyne Xasan “Bulshada ayaa go’aamin doonto aayaha dalka ee 2016-ka”
Madaxweynaha Jamhuuriyaa Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in bulshada Soomaaliyeed ay go’aan ka gaari doonaan aayaha dalka iyo doorashooyinka 2016, isagoo ku baaqy...
View ArticleWasiirka arrimaha gudaha oo ku baaqay in la joojiyo colaadda ka taagan Gaalkacyo
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya ayaa ugu baaqay maamullada Puntland iyo Gal-mudug in ay si deg deg ah u joojiyaan colaadda u dhaxeysa, waxa uu sheegay in dowladda Federaalka...
View ArticleMadaxweynaha: ‘’Soomaaliya waxay waysey mid ka mid ah tiirarkii aasaaska u...
Muqdisho, 22 November 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi diray shacabka ,qoyska iyo eheladii uu ka geeriyooday Marxuum Cabdullaahi Xasan...
View ArticleGuddoomiyaha Baarlamaanka oo xariga ka jaray Istuudiye casri ah oo laga...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta si rasmi ah u furay istuudiye casri ah oo ay qalabeysay dowladda Finland, kaasi oo loogu...
View ArticleDhageyso warka Duhur ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleWasaaradda arrimaha dibadda oo ka tacsiyeeysay geerida Danjire Cabdulaahi Hasan
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cabdusalaam Hadliye Cumer , Wasiiru dowlaha Khaled Omar Ali, Wasiir ku xigeen-ka Ahmed Cali Mohamed...
View ArticleDanjirayaasha Soomaaliya ee Kuwait & Suudaan oo ka tacsiyeeyay geerida...
Safiirka Soomaaliya ee Dalka Suudaan Mudane Maxamed Cabdulaahi Ugaas Faarax oo ku hadlaya magaciisa iyo magaca Diblumaasyiyiinta ka howlgasha Safaaradda, waxa uu uga tacsiyeeyay Umadda Soomaaliyeed...
View ArticleR/wasaare ku xigeenka iyo wasiirka warfaafinta oo ka qeybgalay kulan looga...
R/wasaare ku xigeenka dalka, wasiirka warfaafinta, xildhibaanno siyaasiyiin iyo ergooyin ka socday gobollada waqooyi ee dalka, ayaa ka qeybgalay kulan wada tashi ah oo looga hadlayay hiigsiga 2016-ka...
View ArticleDhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleSoomaaliya oo Ciyaartay kulan ka tirsan Koobka Bariga iyo Bartamaha Africa
Xulka Qaranka Kubada Cagta Dalkeena Soomaaliya waxaa uu ciyaarayay Kulanki ugu horeyay ee kulamada koobka Bariga iyo Bartamaha Qarada Afrika oo Sanadkaan lagu qabanayo Dalka Ethiopia. Soomaaliya ayaa...
View ArticleGool haayihii hore ee Soomaaliya Cabdi Xaaq: Ciyaartoyda Xulka waa in...
Cabdi Maxamed Axmed Cabdi Xaaq oo ah, Gool haayihii hore ee Xulka Qaranka Kubadda Cagta Soomaaliya oo hadda ku Sugan Magaalada Kismaayo ee Jubbada Hoose ayaa waraysi uu siiyay Radio Muqdisho waxa uu...
View ArticleTaliyaha Ciidamadda Xoogga Dalka Soomaaliyeed Oo Gaaray Kismaayo “Sawirro”
Taliyaha Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliyeed S/G Maxamed Adem Axmed iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose, iyadoo si wanaagsan ay ugu soo...
View ArticleBaarlamaanka Dalka Oo Ansixiyay Sharciga Maalgashiga Shisheeye
Kulanka baarlamaanka ee maanta waxa ay xildhibaanadu guda galeen u codeynta hindise sharciyeedka maalgashiga Shisheeye oo soo maray marxaldooyinkii kale duwanaa ee loogu talo galay in ay maraan...
View ArticleArday Imtixaan U Gashay Fursad Shaqo Oo Loo Soo Bandhigay “Sawirro”
Rugta ganacsiga Soomaaliyeed ayaa maanta daah furtay imtixaan laga qaadayo arday Soomaaliyeed oo shirkadda Beder Group ay u soo bandhigtay fursado shaqo, taasi oo noqoneysa shaqo abuur dadka...
View ArticleDhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View Article