Isbadal kooban oo lagu sameeyey Golaha Wasiirada ee Xukuumada
Muqdisho, November 23, 2016——-Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Wareegto kasoo baxday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Waxaana wareegtadan ku xusan isbadal kooban...
View ArticleDhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka ee Radio Muqdisho
Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo, marka laga...
View ArticleSoomaaliya iyo Ethiopia Maxaa kala haysta Arbacada Ciyaar ka tirsan Koobka...
Magalada Adis baba ee Xarunta Dalkaasi Ethiopia waxaa si habsami leh ugu socda Koobka Bariga iyo Bartamaha Qarada Afrika oo Sanadkan Ethiopia ay marti gelineyso. Hadaba maalinta Arbacada ee fooda...
View ArticleShirweynaha Qaran ee Warbaahinta oo Muqdisho ka furmay-SAWIRRO
Waxaa barqadii maanta si rasmi ah uga furmay shirweynaha qaran ee horumarinta saxaafadda Soomaaliya, kaas oo ay ka qeyb galayaan wasiirrada warfaafinta dowladda Federaalka iyo dowladaha xubnaha ka...
View ArticleMaamulka Degmada Hiliwaa Oo Dayactir Ka Bilaabay Wadada Isku Xirta Isgoyska...
Wadadani oo isku xirta isgoysyada SOS iyo xaafada waxaracade islmarkaana ay saameeyeen Roobabkii ka da`ay Magaalada Muqdisho ayaa maanta Maamulka degmada Hiliwaa waxa ay ka bilaabeen howlo lagu...
View ArticleTaliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Oo Kormeeray Xeryaha Ciidamada...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/G Maxamed Adem Axmed iyo wafdiga la socda ee shalay gaaray magaalada Kismaayo ayaa maanta kormeeray xeryaha ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo...
View ArticleSaxaafadda gaarka loo leeyahay oo talooyin ka soo jeedisay shirka Qaran ee...
Shirka Qaran ee Warbaahinta ee ay ka qeyb galayaan wasiiro ka socda dowlad-goboleedyada iyo warbaahinta gaarka loo leeyahay iyo hay’ado caalami ah isla markaana ay qabanqaabisay wasaaradda warfaafinta...
View ArticleMadaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland oo la kulmay Madaxa Hay’add Care
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa kulan la qaatay Madaxa Hay’adda Care International ee Soomaaliya Raheel Nasir Chaudhary, kaasi oo ay ka wada hadleen...
View ArticleGuddiga dib u heshiisiinta Qaranka oo bogaadiyay shirarka ay dowladdu qabato
Guddiga dib u heshiisinta Qaranka oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa waxa ay uga hadleen arrimaha la xiriira hiigsiga Soomaaliya ee sanadka 2016-ka iyo doorashooyinka la filayo in ay dalka ka...
View ArticleWAR-MURTIYEED: Shirka Qaran ee Horumarinta Warbaahinta Soomaaliya oo la soo...
Wasiirrada Wasaaradaha Warfaafinta ee Dawlada Federaalka ee Soomaaliya iyo Dawlad Goboleedyada xubnaha ka ah Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya oo ay la jiraan inta badan ururadda ay ku mideysan...
View ArticleMadaxwaynaha Jubbaland oo qado sharaf u sameeyey Taliyaha Ciidanka Xoogga...
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta hoygiisa magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada Hoose wuxuu qado sharaf ugu sameeyey Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka...
View ArticleMadaxweynaha: “Ciidamada Miina Baarka Booliska waxay qeyb weyn ka qaataan...
Muqdisho, 25 November, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta ka qeybgaley munaasabad lagu soo bandhigayey waxqabadka ciidammada gaarka ah ee...
View ArticleDhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleDAAWO SAWIRADA: Shirka Qaran ee Horumarinta Warbaahinta Soomaaliya ee la soo...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaa halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirada sShirka Qaran ee Horumarinta Warbaahinta Soomaaliya, ee uu shir guddoominayay Warfaafnta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Dawlada...
View ArticleMoqokori: Kooxda Al-Shabaab oo tiro maleeshiyo ah laga dilay hubna laga furtay
Deegaannada Qandho iyo Teedo oo hoostaga magaalada Moqokori oo ka tirsan gobolka Hiiraan oo dagaal ku dhexmaray maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab iyo dadka deegaanka ayaa lagu dilay lix ka tirsn...
View ArticleWarbixin: Soomaaliya waxay sannado badan la daalaa dhacaysay Dhaq-dhaqaaqyada...
Soomaaliya waxay sanado badan la daalaa dhacaysay Dhaqdhaqaaqyada Argagixiso ee Kooxda xiriirka la leh Al-qaacidda ee Al-Shabaab. Waxayna sanado badan Kooxaha Mayalka adag ka wadaan Dalkan Soomaaliya...
View ArticleGolaha wasiirrada oo maanta yeeshay kulankoodii todobaadlaha ahaa “Dhageyso”
Golaha wasiirrada ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii todobaadlaha ahaa maanta ku yeeshay magaalada Muqdisho. Kulanka golaha wasiirrada oo uu shir gudoominayay R/wasaare ku xigeenka...
View ArticleXoghayaha Guddiga Olombikada Soomaliyeed oo ka qeyb galay Shirwayaha...
Waxaa magaalada Port Louis ee dalka Mauritius lagu soo gebagabeeyay shirweynihii 16-aad ee ANOCA, Association of National Olympic Committees of Africa, waxaana ka soo qayb galay dhammaan...
View ArticleRa’isul Wasaaraha Dalka Oo Goor Dhow Gaaray Cadaado
Ra’isul Wasaaraha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa goordhow gaaray magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud, iyadoo si weyn loogu soo dhaweeyay halkaasi...
View ArticleTaliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Oo Mareykanka Kaga Qeybgalaya Shir...
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed sareeya gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa maanta u ambabaxay dalka Mareykanka oo uu kaga qeyb galayo shir caalami ah oo looga hadlayo Boliiska Soomaaliya oo...
View Article