Dhalinyaro Waxbartay Oo Degmada Yaaqshiid Ka Hirgaliyay Xarun Si Lacag La’aan...
Dhalinyaradani oo ah kuwa ka baxay jaamacadaha dalka una istaagay waxbarida caruurta Soomaaliyeed ee isugu jira agoon iyo danyar ayaa degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir waxa ay ka hirgaliyeen xarun...
View ArticleDhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleMa Dhabbaa in la Cayrin doono Macalin Charles ka Xulka Qaranka Soomaaliya?
Soomaaliya waxaa ay ciyaartay kulankii sadexaad ee koobka Bariga Bartamaha Qarada Afrika waxaana fooda ay is dareen Xulka Qaranka Rwanda oo hore u soo qaraajiyay Ethiopia oo soomaaliya ka soo...
View ArticleSafiirka Soomaaliya ee dalka Indonesia oo la kulmay Madaxweynaha dalkaasi...
Danjiraha Soomaaliya ee dalka Indonesia ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha dalkaasi Joko Widodo, kaasi oo ka dhacay magaalo madaxda dalka Indonesia ee Jakarta. Ujeedada kulankan ayaa ahaa sidii loo sii...
View ArticleDhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleBaarlamaanka oo loo qeybinayo sharciga darbiga Soomaaliya iyo Kenya
Xildhibaanada Barlamanka Federalaka Soomaaliya oo kulan ku yeelanaya xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho ayaa kaga dodo doono sharciga ku saabsan darbiga Kenya ay ka dhiseyso xadka ay...
View ArticleDhageyso warka duhur ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleKulan looga hadlayay xiriirka shaqada ee Dastuuriga ah oo lagu qabtay...
Kulan wadatashi ah oo qayb ka ah kulamada looga hadlaayay arrimaha shaqaalaha Soomaaliyeed ee dhinaca dastuurka si loo caddeeyo Xuquuqaha Qofka shaqaalaha ah iyo waajibaadka lagu leeyahay ayaa maanta...
View ArticleUNOCHA oo warbixin ka soo saartay xaaladda bini’aadannimo ee Soomaaliya
Warbixin uu soo saaray xafiiska Isku duwidda arrimaha bini’aadannimada u qaabilsan Qaramada Midoobay (UNOCHA) ayaa lagu sheegay in xaalad bani’aadannimo ay ka dhalatay roobab xooggan oo ka da’ay...
View ArticleMarwada Koobaad ee Madaxweynaha oo munaasabad baroor diiq ah u sameysay...
Munaasabad balaaran oo loogu Baroordiiqayay geeridii ku timid Allaha u naxariistee Danjire Cabdulaahi Xasan Maxamuud ayaa lagu qabtay xarunta madaxtooyadda Villa Soomaaliya ee magaaladda Muqdisho....
View ArticleMadaxweynaha Galmudug oo ka hadlay xiisadda ka aloosan magaalada Gaalkacyo
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug, Mudane Cabdikarin Xuseen Guuleed, ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Cadaado, waxa uu uga hadlay dagaallada dib uga qarxay magaalada...
View ArticleDhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleTababar kubadda Laliska ah oo lagu soo gabo gabeeyay Muqdisho “SAWIRRO”
Tababar heer Caalami ah oo kubada Lalisla oo ay ka qeyb qaadanayeen 18 macalin oo xirfada macalinimo la barayay ayaa lagu soo gebagebeeya magaalada Muqdisho, waxaana xaflda xeritaanka kasoo qayb...
View ArticleWasiirka Difaaca: “Ciidanka X.D.S lug kuma yeelan karaan wax ka baxsan...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini ayaa ugu baaqay dhinacyada ku dagaalamaya magaalada Gaalkacyo ee dirirtu u dhexeyso inay si deg-deg ah u joojiyaan dagaalka,...
View ArticleHay’adda Culimada oo markale ku baaqday in la joojiyo colaadda Gaalkacyo
Hay’adda Culimada Soomaaliya ayaa markale ku baaqday in si degdeg ah maamulada Galmudg iyo Puntland ay xal uga gaaraan dagaaladii ka dhacay magaalada Gaalkacyo. Guddoomiyaha hay’adda Culimada...
View ArticleDhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View ArticleRa’iisul wasaaraha oo gaaray Gaalkacyo, kuna baaqay joojinta colaadda
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, si loo qaboojiyo xiisadaha colaadeed ee...
View ArticleAkhriso Warbixin uu soo saaray guddi madax banaan oo loo saaray hubinta...
Raisul-wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke wuxuu 4ta Sebtember 2015 u magacaabay Guddi Madax Banaan oo ka kooban 5 qof inay baaritaan iyo hubin ku...
View ArticleMadaxweynaha Maamulka Jubbaland oo lagu soo dhaweeyay Garoowe “SAWIRRO”
Madaxweynaha Dawladd goboleedka Puntlad Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo mas’uuliyiinta kale ee maamulka Puntland ayaa maanta kusoo dhoweeyey Garoonka diyaaraha ee Garoowe Madaxweynaha Dawladd...
View ArticleDhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen'] ,audioWidth:400,audioHeight:30 }); });
View Article