Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Taliyaha ciidanka Booliiska oo ka qeybgalay shirka booliiska adduunka (Interpol)+Sawirro

$
0
0
Taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliyeed Jeneraal Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa shalay dib ugu soo laabtay Dalka kaddib markii uu dalka Imaaraadka uga qaybgalay Shirka Boliiska Adduunka (Interpol) ee loogu magac daray (Unity for Security). Shirkaasi waxaa  soo qabanqaabisay Dawladda Imaaraadka Carabta waxaana diirradda na lagu saaray Sidii mas’uuliyad la isaga saari lahaa xasillinta iyo nabadeynta adduunka. Wuxuu Taliyaha la kulmay muddadii uu halkaasi joogey Xoghayaha Guud ee Ururka Boliiska (Interpol).

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles