Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live

Taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliya oo la kulmay taliska booliiska Abu...

Taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliyeed S/Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa dalka Imaaraadka Carabta kula kulmay  Taliska Ciidanka Boliiska Abu Dhabi. Jeneraal Xaamud ayaa muddadii uu joogay...

View Article


R/wasaare ku xigeenka Turkiga oo deeq raashin ah ku wareejiyay guddiga Qaran...

R/wasaare ku xigeenka dalka Turkiga Vaysi Kaynak oo maanta booqasho ku yimid magaalada Muqdisho ayaa deeq raashin oo lagu talagalay dadka ku tabaaloobay abaaraha ku wareejiyay guddiga Qaran ee gurmadka...

View Article


Eng. Yarisow “Muhiimadda koowaad waxaan siinayaa taageeridda xornimo hadalka...

Mogadishu, 02 April 2017 – Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow), ayaa maanta xafiiska kala wareegay wasiirkii hore mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” kadib xaflad si xeer sare ah loo...

View Article

Deg-Deg: Qarax daqiiqado ka hor ka dhacay Agagaarka Wasaaradda Dhalinyaradda...

Wararka iminka kusoo dhacay warqabadka Warbaahinta Qaranka ayaa sheegayo in goor dhaw uu qarax ka dhacay agagaarka Wasaaraddaha Dhalinyaradda iyo Isboortiga iyo  Amniga. Lama ogo qasaaraha Rasmiga ah...

View Article

Faahfaahino Kasoo Baxaayo Qarixii ka dhacay maanta Magaalada Muqdisho.

Faahfaahin dheeri ah ayaa kasoo baxayso qarax ka dhacay Maqaayad ku taal agagaarka wasaaradda Dhalinyaradda iyo Isboortiga , waxaana ay wararku sheegayaan in qaraxa uu ahaa gaari nuuca raaxada ah oo...

View Article


Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Cadaaladda oo Xilkii kala wareegay Mudane...

Xaflada xil wareejinta ah oo lagu qabtay Xarunta Wasaaradda Cadaaladda ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qayb galay mas,uuliyiin ka tirsan Golayaasha dowladda oo ay ka mid yihiin Ra,iisul Wasaare ku...

View Article

Ururka Shaqaalaha Caafimaadka oo deeq gaarsiiyey barakacayaasha ku sugan...

Deeqdaan ayaa waxaa ugu deeqay  Barakacayaasha ku nool dhismihii hore ee Baar Xaraf ee KM13 Ururka Shaqaalaha Caafimaadka waxaana ay ka koobneyd Mesego,Sisin,Qamadi iyo lowska iyagoo ugu talagalay...

View Article

Sawiro:Faahfaahin Dheeri ah oo ku saabsan Qarixii Maanta Ka dhacay Magaalada...

Ugu yaraan 6 qof oo rayid ah ayaa ku dhimatay qarax gaari oo barqonimadii maanta lala beegsaday maqaayad ku taalla degmada Boondheere ee Magaalada Muqdisho. Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Mudane...

View Article


Wasiirka Amniga oo Kormeeray Qeybo Ka mid ah Xarumaha Ciidamada ee Magaalada...

Kormeerkan oo uu Wasiirka Amniga Dowladda Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Islow Ducaale ku kala Bixiyey Qaarka Mid Saldhigyadda Dagmooyinka Gobolka Banaadir iyo Kontarooladda Ha’yaddaha Amnigu ay ku...

View Article


Mudanayaasha Aqalka sare oo ka dooday xeer hoosaadka ay ku shaqeynayaan...

Xubnaha aqalka sare ayaa yeeshay kalfadhigii 1aad kulankiisa 17aad waxaana soo xaadiray 31 mudane ajanduhu waxa uu ahaa akhrinta ka doodida iyo ansixinta xeer hoosaadka, waxaana kulanka shir...

View Article

Wasiirka cusub ee Shaqada iyo Arrimaha bulshada oo xilka Wasaaaradda si rasmi...

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, haatanna ah Gudoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha shacabka Soomaaliya Xildhibaan C/weli Ibraahim Sheekh Muudey ayaa Xilkii Wasaaradaas ku...

View Article

Wasiirka wasaaradda Owqaafta iyo Arimaha Diinta oo xilka la wareegay-Sawirro

Xafladan uu xilka kula wareegay wasiirka cusub ee wasaaradda Owqaafta iyo Arimaha Diinta ee xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiin uu ka mid yahay ra’iisul wasaare ku xigeenka...

View Article

Wasiirka Arrimaha Dibadda Yuusuf Garaad oo si rasmi ah xilka ula wareegay...

Muqdisho, April 05, 2017 – Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Yuusuf Garaad Cumar ayaa maanta si rasmi ah ugala wareegay xilka Wasaaradaasi Wasiirkii hore Dr. Cabdusalam...

View Article


Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho.

http://www.radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2017/04/WAR-SUBAX-6-4-2017.mp3

View Article

Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya oo deegano kala Wareegay Al-shabaab.

Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya ayaa waxa ay kala wareegeen Maleeshiyaadka kooxda Alshabaab ilaa Afar Tuulo oo hoos tagto Degmada Janaale ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Korneyl Daahir Maxamed Faarax...

View Article


Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo sheegay in sanadkaan ay dhisi doonaan lix...

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Jimcaale Madaale ayaa Sheegay in Sanadkaan ay qorsheynayaan  dhisida  ilaa lix wado oo ka mid ah Wadooyinka Burbursan ee Gobolka...

View Article

Taliyeyaal iyo Guddoomiyaha gobolka oo la magacaabay

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa digreeto ka soo baxday xafiiskiisa lagu magacaabay taliyeyaal iyo Guddoomiyaha gobolka Benaadir. Taliyaha Nabadsugida iyo Sirdoonka...

View Article


Madaxweynaha oo iclaamiyay dagaal ka dhan ah argagixisada Al-Shabaab “SAWIRRO”

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa iclamaiyay dagaal ka dhan ah kooxaha nabad diidka ah, si looga cirib tiro guud ahaan dalka....

View Article

Golaha Wasiirada oo isbadal ku sameeyey hogaanka ciidanka Qalabka sida iyo...

Muqdisho, Apriil 6.2017——Kulan aan caadi aheyn oo ay isugu yimaadeen Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ee uu shir guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre...

View Article

Taliyihii hore ee ciidanka booliska oo tababbar u soo xiray saraakiil ciidan...

Taliyihii hore  ciidanka booliska Soomaaliyeed  Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa saraakiil tababbar uga socday dugsiga Jeneraal Kaahiye ugu soo xeray, iyadoo dhinaca kalena tababbar u...

View Article
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live