Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Deg-Deg: Qarax daqiiqado ka hor ka dhacay Agagaarka Wasaaradda Dhalinyaradda iyo Isboortiga.

$
0
0
Wararka iminka kusoo dhacay warqabadka Warbaahinta Qaranka ayaa sheegayo in goor dhaw uu qarax ka dhacay agagaarka Wasaaraddaha Dhalinyaradda iyo Isboortiga iyo  Amniga. Lama ogo qasaaraha Rasmiga ah ee ka dhashay Qaraxa waxaas lasoo sheegayaa in uu ka dhacay Maqaayada ku taal kasoo horjeedka wasaaradda Dhalinyaradda iyo Isboortiga. Wixii kusoo Kordho Wararka Qarax Dib ayaan idinkaga Soo gudbin doonaa haddii Rabi idmo.

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles