Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live

Qarax Miino oo dad badan ay ku geeriyooday oo ka dhacay duleedka Magaalada...

20 Qof oo Haween u badan ayaa ku geeriyootay Qarax Miino oo lala eegtay Gaari kuwa Dadweynaha ah oo Marayay Deegaanka Golweyn ee Duleedka Magaalada Marko Ee Xarunta Gobalka Shabeellaha Hoose. 3 Qof oo...

View Article


Dhageyso 19 Shacab Ah Oo Qarax Ugu Geeriyooday Shabeelaha Hoose Gudoomiyaha...

http://www.radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2017/04/GudShHose-Ibrahn-Adan-aliNaiax.mp3

View Article


Mareykanka oo xalay gantaalo ku garaacay Siiriya

Dowladda Mareykanku ayaa xalay gantaalo ku garaacday saldhigyo ay leeyihiin ciidamada cirka ee dalka Suuriya. Weerarkan ayuu Mareykanku sheegay in uu jawaab u ahaa,   weerar loo adeegsaday Kiimiko oo...

View Article

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

http://www.radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2017/04/WAR-SUBAX-TBIYE-ROOR-7-4-2017.mp3

View Article

Maraykanka oo muwaaddiniintiisa uga digay iney u safraan Dalka Kenya

Dowladda Maraykanka ayaa muwaaddiniinteeda ku sugan Dalka Kenya iyo kuwa u safrayaba uga digtay rabshado laga yaabo iney halkaasi ka dhacaan Bisha Augost oo ah xilliga loo madlan yahayay doorashooyinka...

View Article


Wasiirka Arrimaha gudaha Soomaaliya oo gaaray Cadaado

Wasiirka Arrimaha gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Siciid (Juxa) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta gaaray Magaalada Cadaado. Mudane...

View Article

Maamulka Degmada Hiliwaa oo deeq raashin ah u qeybiyay qoysas ku nool...

Maamulka Degmada Hiliwaa oo kaa shanaya Guddiga Abaaraha Gobolka Banaadir ayaa waxa ay deeq raashin ah u qeybiyeen Qoysas barakacayaal ah oo ku sugan Waaxda Ceel Carfiid ee degmada Hiliwaa, kuwaasi oo...

View Article

Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle oo kormeeray xero ay ku jiraan ciidanka...

Mudane Cali Cabdulaahi Xuseen  Guudlaawe Madaxweyne ku-xigenka Maamulka Hirshabeele  oo ku sugan magalada Beledweyne ayaa maanta booqday taliska guutada 10aad  ee Lamagalaay. Madaxweyne ku-xigeenka...

View Article


Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

http://www.radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2017/04/WARKA-SUBAX-8.4.2017.mp3

View Article


Ugaas Maxamed wali oo ku baaqay in la joojiyo colaadda ka taagan deeganno...

Odoyaasha dhaqanka Degmada Balcad ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaal beeleed ka dhacay deegaanno ka tirsan degmada, waxaana ay tilmaameen inay dhankooda ku dadaaleen sidii xabad joojin loo dhex dhigi...

View Article

U-dabaaldegga xuska maalinta cayaaraha oo Muqdisho laga dareemay “SAWIRRO”

  Munaasabad lagu xusayay maalinta cayaaraha, horumarka iyo nabadda addduunka ayaa waxa ay ka dhacday garoonka kubadda cagta Banaadir ee magaalada Muqdisho. Munaasabaddan ayaa waxaa soo qabanqaabiyay...

View Article

Maamulka Gobolka Bakool oo deeq gaarsiiyay qoysas barakacayaal ah

Maamulka Gobolka Bakool ayaa maanta deeq raashiin gargaar ah oo ka timid Jaaliyadda Soomaaliyeed oo ku dhaqan dalka Switzerland gaar ahaan Magaalada Zurich gaarsiiyey degaanka Tuboy oo ka tirsan...

View Article

Dadaallo loogu gurmanayo dadka ay abaartu saameysay oo ka socoto dalka...

Gobolka Minnesota oo ah Gobolka ugu badan oo ay Soomaalida Maraykanka degan tahay ayaa weli waxaa ka socda dadaallada loogu gurmanayo abaaraha baahsan ee laga soo sheegayo dalka Soomaaliya, hadaba...

View Article


Ra’iisul Wasaaraha oo kormeeray howlaha Bankiga dhexe “SAWIRRO”

Kormeerkaan howleed ee uu xilli hore ee saaka uu ku tagey Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa  ku saabsanayn sidii uu ugu kuur...

View Article

R/Wasaare Ku xigeenka XFS oo xilka kala wareegay R/Wasaare ku-xigeenkii hore...

Muqdisho, April 08, 2017—–Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Faderaalka ah ee Soomaaliya Mudane Abuukaate Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta xilkii kala wareegay Ra’iisul Wasaare ku xigeenkii hore...

View Article


Ra’iisul Wasaare Kheyre oo kulamo la qaatay Wafdi ka socda Qatar iyo Safiirka...

  Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo ay wehliso Wasiirka  Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Maryan Qaasim Axmed ayaa kulan muhiim ah la yeeshay  wafdi...

View Article

La Taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha Soomaaliya oo fasiraad ka bixiyey...

Mudane Xuseen Macalin oo ah La Taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ayaa fasiraad ka bixiyey iclaamintii dagaalka ee 6dii April 2016. Xuseen oo mar su’aal laga...

View Article


Taliyaha Hey’adda NISA oo xilka la wareegay-Sawirro

Munaasabadaan uu xilka kula wareegayey Taliyaha Cusub ee Ha’yadda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa waxaa ka qeyb galey Ra’isul wasaare ku...

View Article

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

http://www.radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2017/04/WARKA-SUBAX-9.4.2017.mp3

View Article

Roobab dadka iyo Duunyada ay ku diirsadeen oo ka da’ay deegaanno hoos yimaada...

Roobabkan ayaa shalay ilaa xalay  ka da’ay deegaanka gongo oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe kaas oo saameeyay  qoysaska dantayar ee deegaankaas iyo deegaannada kale ee ku dhow ku nool. Sahro...

View Article
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live