Maraykanka Oo Weli Wada Dib Usoo Celinta Soomaalida Ku Nool Dalkaas
Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka maraykanka Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in dowladda maraykanka ay waddo qorshe dalkeeda ay uga musaafurineyso Soomaali gaaraysa 4’000″ afar kun oo ruux oo...
View ArticleWefdi ay Hoggaaminayso Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka oo...
wefdi ay hoggaaminayso Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Maryan Qaasim Axmed oo ay kamid yihiin wafdi ka socday Dowladda Qatar oo uu hogaaminayey Sheekh Xamed Bin Fahad Al Thani oo ka...
View ArticleDawo La’aan Ka jirta Cusbitaalka Degmada Xudur
Agaasimaha Cusbitaalka guud ee degmada Xudur ee gobolka Bakool Cabdixakiin Macallin Aadan oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in Cusbitaalka ay ka jiraan dawo la,aan islamarkaana ay u gudbiyeen...
View ArticleWasiirka Warfaafinta oo shaqo ka fariisin ku sameeyey Agaasimaha Guud &...
Muqdisho, 09 April 2017 – HE Abdirahman Omar Osman (Eng. Yarisow), Wasiirka Warfaafinta Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaqadii ka fariisiyey Agaasimaha Guud & Agaasimaha Maamulka ee...
View ArticleJeneraal Gaafoow “Waan garanayaa been abuurkaas dadka ka dambeeyay”
Taliyihii Hore ee Hay’adda NISA Jeneraal Cabdullaahi Gaafoow Maxamuud ayaa Beeniyay warqad been abuur ah oo la soo dhigay baraha bulshada, taas oo lagu sheegayo in loo magacaabay Hay’adda Socdaalka iyo...
View ArticleTaliyaha cusub ee ciidanka Asluubta oo maanta xilka la wareegay+Sawirro
Munaasabad lagu qabtay Xabsiga dhexe ee Xamar ayuu maanta xilka kula wareegay Taliyaha cusub ee Ciidanka Asluubta Somaaliyeed S/Gaaz Xuseen Xasan Cismaan, isagoo xilka kala wareegay Taliyihii hore...
View ArticleAgaasimayaasha waaxyaha wasaaradda warfaafinta oo maanta xilalkooda la kala...
Xilli shalay wasiirka warfaafinta iyo hanuuninta dadwaynaha JFS Mudane C/raxman Cumar Cusman (Eng. Yarisow) uu shalay isbadal ku sameeyay waaxyaha wasaaradda ayaa maanta agaasimayaashu waxa ay la kala...
View ArticleSawiro: Xaflad lagu soo dhaweynayey Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir oo...
Xafladan lagu soo dhaweynayay gudoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho taabid Cabdi Maxamed ayaa waxaa soo qaban qabaabiyay dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku nool Muqdisho....
View ArticleRa’iisul Wasaaraha oo kormeer ku tagey Dekadda Muqdisho “SAWIRRO”
Muqdisho, April 10, 2017—-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa maanta kormeer howlleed ku tagey Dekadda weyn ee Magaalada Muqdisho, si uu ugu guur...
View ArticleSawiro: Wadada Hormarto Wasaaradda Amniga oo maanta Dib loo Furay.
Amar ka Soo Baxay Wasiirka Amniga Gudaha Maxamad Abuukar Isloow Ducaale ayaa Lagu Shaaciyay in Maanta Waxii Ka Bilawda ay Furantahay Wadada Hormarta Wasaaradda Amniga Gudaha Ee Aada...
View ArticleAskar kamid noqoneysa Kumaandooska dalka oo tababar loo soo xirey-Sawirro
Wasiirka Gaashaandhiga dowladda Soomaaliya mudane Cabdi Rashid C/laahi Maxamed ayaa maanta tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Kumaandoos ciidanka xooga dalka oo lagu tababarey xero ciidan oo ay...
View ArticleEng. Yarisow “Turkiga waa wallaal si kal iyo laab ah u taageera Soomaaliya”
Mudane C/raxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) Wasiirka Warfaafinta iyo Hanuuninta dadweynaha, ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya H.E. Olgan Baker oo ay ka wada hadleen...
View ArticleTaliyaha cusub ee booliiska oo xilka la wareegay-Sawirro
Taliyaha cusub ee ciidanka booliiska Soomaaliyeed Janaraal C/xakiin Daahir Saciid (Saacid) ayaa maanta xilka kala wareegay taliyihii hore ee ciidamada booliska Soomaaliyeed sareeyo gaas Maxamed Sheekh...
View ArticleMaamulka Hobyo oo soo furtay doon afduub loo heystay
Guddoomiyaha degmada Hobyo, Cabdullaah Axmed Cali, oo la hadlay Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA, ayaa sheegay in iyagoo kaashanaya guurtida deegaanka ay soo furteen doon ganacsi oo ay...
View ArticleGuddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose oo Wanla weyn kula kulmay odoyaal iyo...
Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray degmada Wanla weyn ee gobolka, halkaasi oo uu kulamo kula qaatay odoyaasha dhaqanka iyo qeybaha...
View ArticleCiidanka booliska ee degmada Qoryooleey oo gacanta ku dhigay horjoogayaal ka...
Taliyaha Saldhiga booliska Degmada Qoryooleey Labo Xidigle Cali Maxamed Aadan ayaa faah faahin ka bixiyay howlgalka ay ka sameeyeen degmada Qoryooleey iyo Tuulooyinka Hoosyimaada oo ay gacanta ku...
View ArticleGudoomiyaha Gurmadka Abaaraha ee Jubbland oo ka warbixiyey xaalada abaaraha...
Wasiir Ku xigeenka Arimaha Gudaha Maamulka JubbaLand ayaa Faahfaahin Ka Bixiyay xaalada abaareed ee ka Jirta Deegaanada JubbaLand iyo saamaynta ay Ku Yeelatay Dadka iyo Duunyadda ....
View ArticleMadaxwaynaha Soomaaliya oo la kumay Dhaxalsugaha Abu-Dhabi+Sawirro
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kula kulmay magaalada Abu Dhabi Caasimadda dalka Imaaraadka Carabta ee Midoobay, Dhaxalsugaha Abu Dhabi ahna Abaanduulaha ciidamada qalabka sida...
View ArticleXildhibaanada Aqalka sare oo meel mariyay xeer hoosaadka ay ku shaqeyn lahaayeen
Xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa shirkooda maanta waxaa soo xaadiray 35 mudane, ajanduhu wuxuu ahaa akhrinta, ka doodista iyo ansixinta xeer...
View ArticleDeeq la gaarsiiyay qoysas ku nool Gobolka Bakool
Deeqdaan ay iska soo uruuriyeen Culimada kusugan Magaalada Nairoobi oo uu ugu horeeyo Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa waxa lagaarsiiyay dadka Abaaraha Saameeyeen ee ku nool magaalada Xuddur, gaar ahaa...
View Article