Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live

Agaasimaha cusub ee Radio Muqdisho oo xilka la wareegay “SAWIRRO”

Agaasimaha cusub ee Radio Muqdisho Mudane Cabdifataax Daahir Jeyte ayaa maanta xilka si rasmi ah ula wareegay, iyadoo munaasabadii uu xilka kula wareegayay ay goob ka ahaayeen Ku-simaha Agaasimaha Guud...

View Article


R/wasaaraha oo maanta booqday qaar ka mid ah Xarumaha Wasaaradaha+Sawirro

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyrre ayaa kormeer shaqo ku tagey xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibedda Soomaaliya oo sidoo kale ay daggan yihiin Wasaaradaha...

View Article


Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta oo isku afgartay Iskaashi dhinacyo badan...

Abu Dhabi 11 April 2017 – Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya iyo Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa isku afgartay iskaashi dhinacyo badan oo ay ka mid yihiin amniga, la dagaallanka arga-gixisada,...

View Article

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle oo Magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble Ayaa u Xildhibaan Maxamuud Xuseen Mooge u magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Dowlad Goboleedka...

View Article

Madaxweyne Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtay+Sawirro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed C/laahi “Farmaajo” ayaa dalka dib ugu soo laabtay keddib markii uu soo dhameystay safar shaqo oo uu ugu maqnaa dalka Isu-tagga Imaaraadka...

View Article


Dowladda Soomaaliya oo shacabka ka codsatay inay muujiyaan dulqaad

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya waxa ay ka codsaneysaa shacabka Soomaaliyeed inay u dulqaataan ciriiriga dhanka Waddooyinka, maadaama beri loo dabaal degayo maalinta la aas aasay Ciidanka Xoogga...

View Article

Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo hambalyo u diray ciidanka Xoogga dalka

Wasiirka Gaashaandhigga Sooamaliya ayaa u hambalyeeyay saraakiisha, saraakiil xigeennada, dableyda, alifleyda iyo xaasaskooda xuska maalinta ciidanka xoogga dalka awgeed, waxaana uu u rajeeyay in...

View Article

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayrre oo Ciidanka Xoogga ugu Hanbalyeeyey...

Muqdisho, April 12, 2017—–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ugu hanbalyeeyey munaasibadda sanadguurada 57aad ee...

View Article


Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Golaha shacabka oo u hambalyeeyay ciidanka...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo, ayaa munaasabadda xuska sannad-guurada 57-aad ee ka soo...

View Article


Wasiir ku-xigeenka shaqada oo kulan la qaatay guddi loo xilsaaray dabagalka...

Kulanka uu la qaatay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha bulshada  Xukuumadda Soomaaliya guddiga loo xilsaaray daba galka dhaqan gelinta wareegtadii Ra’iisul wasaaraha ee ahayd in...

View Article

Guddoomiyaha Gobolka SH/Hoose oo wacad ku maray in aan loo dulqaadan doonin...

Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Mudane Ibraahim Aadan Cali Najax iyo Taliyaha guutada Lixaad ee ciidanka Xoogga dalka Korneyl Cali Calasow ayaa howlgal lagu baadi goobayo kooxo qowleysato oo gaadiidka...

View Article

Ciidamada booliska Galmudug oo soo badbaadiyay 8 badmaax oo ay heysteen...

Maamulka Degmada Hobyo oo kaashanaya qeybaha bulshada iyo ciidamada booliska ee degmada ayaa ku guuleystay inay soo furtaan sideed badbaax oo ay afduub ahaan u heysteen kooxo burcad badeed ah....

View Article

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay waqtiga Al-Shabaab looga xoreynayo dalka oo dhan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Ra’iisul wasaaraha, Wasiirka Difaaca, Wasiiru dowlaha, Wasiir ku xigeenka, Taliyaha ciidanka Xoogga dalka, taliyeyaasha ciidamada Qalabka sida, Wasiirro,...

View Article


Madaxweyne Farmaajo “Dhallinyarada ay marin habaabiyeen Shabaab waxa ay...

Munaasabadan oo loogu dabaal degayay xuska 57 guurada ka soo wareegtay aas aaska ciidanka xoogga dalka Somaaliyeed oo ku beegan 12-ka April, laguna qabtay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa waxaa...

View Article

(Sawiro)Xaflad lagu taageerayey Wasiirka iyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda...

Munaasabadaan oo aheyd mid si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa ay isugu jirtay duco iyo taageero loo muujinayay Wasiirka wasaarada maaliyada  Cabdiraxmaan Bayle Ducaale iyo waliba  wasiir ku...

View Article


Taliyaha Ciidanka Asluubta oo kormeeray Qeybaha Xabsiga Dhexe uu ka kooban...

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Xuseen Xasan Cismaan ayaa maanta kormeeray Xabsiga Dhexe ee Xamar iyo Warshadda Farsamada Maxaabiista ee Xabsiga. Taliyaha oo ay wehliyeen Taliye...

View Article

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

http://www.radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2017/04/WAR-SUBAX-13-4-2017.mp3

View Article


Dadweynaha ku nool Degmooyinka Xamar Jajab iyo Waaberi oo soo dhaweeyey...

Dadweynaha ku nool Degmooyinka Xamar Jajab iyo Waaberi ee Gobolka Banaadir ayaa si weyn usoo dhaweeyey dhismaha iyo dayactirka lagu sameeyey Wadadda Via Moscow oo dhax marto labadaas degmo....

View Article

Dhageyso Barnaamijka Faaqidaada Wararka.

http://www.radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2017/04/BAR-FAAQIDAADA-WARARKA-13-4-2017.mp3

View Article

Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabkasida ayaa xukun ku riday labo...

Gudoomiyaha Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabkasida G/sare Xasan Cali Nuur Shuute oo ku dhawaaqay xukunka ayaa sheegay in raga la xukamay ay ka mid ahaayeen maleeshiyada Al-shabaab isla...

View Article
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live