Soo dhoweynta Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir oo ka socota Garoonka...
Qabanqaabada xaflado loogu diyaargaroobayo soo dhoweynta Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ayaa ka socota Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Qaar kamid ah Xildhibaano ka...
View ArticleTaliyaha Ciidanka Asluubta oo kormeeray Qeybaha Xabsiga dhexe uu ka kooban...
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Xuseen Xasan Cismaan ayaa maanta kormeeray Xabsiga dhexe ee Xamar iyo Warshadda Farsamada Maxaabiista ee Xabsiga. Taliyaha oo ay wehliyeen Taliye...
View ArticleMaamulka Degmada Heliwaa oo markale Olole Nadaafadeed ka bilaabay mid ka mid...
Maamulka Degmada Heliwaa oo uu horkacaayo Guddoomiyaha Degmada Heliwaa Mudane Cabdixakiin Cumar Cabdulle ayaa maanta waxa ay markale olole Nadaafadeed ka bilaabeen Waaxda Bandar-wanaag ee Degmada...
View ArticleShaqaale Hindi ah iyo doontii ay la socdeen oo maanta ka Shiraacatay xeebta...
Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa sheegay in ay sagootiyeen 10 Badmaax oo u dhalatay Wadanka Hindiya kadib kolkii Ciidamada Galmudug ay ka soo furteen kooxo hhubeysan oo heystay muddo ka badan toban cish...
View ArticleShirka Golaha Wasiirada oo looga hadlay Qorshaha Amniga Qaranka, Abaaraha iyo...
Muqdisho, 13 Abriil 2017—-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali...
View ArticleQaar ka mid ah Guddoomiyeyaasha Guddiyada joogtada ah ee Baarlamaanka oo la...
Mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo kulan ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho ayaa doortay qaar ka mid ah Guddoomiyeyaasha Guddiyada joogta ah ee golaha...
View ArticleDhageyso warka subax ee Radio Muqdisho
http://www.radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2017/04/WARKA-SUBAX-14-4-2017.mp3
View ArticleMadaxweynaha maamulka Jubbaland oo la kulmay Danjiraha Britain ee Soomaaliya
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed islaam oo soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa kulan la qaatay Danjiraha Dowlada ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Divid Concar. Kulankan oo...
View ArticleMareykanka oo bamki ugu cuslaa xalay ku riday mintidiinta ka dagaallanta...
Ciidamada Mareykanka ayaa la sheegay in ay xalay adeegsadeen mid ka mid ah Bambooyinka ugu waaweeyn ee Mareykanku heysto kaasoo aan Nukliyeer aheyn, waxeyna ku rideen godad ay kooxaha mintidiinta ah ku...
View ArticleMareykanka oo sheegay in uu tababarayaal ciidan u diray Soomaaliya
Saraakiil ka tirsan ciidamada Maryakanka ah ayaa Idaacadda VOA-da u sheegay in ciidamo ka socda Maraykanka dhawaan la geeyay magaalada Muqdisho si ay tababar u siiyaan ciidamada XDS iyo kuwa AMISOM....
View ArticleDhageyso Barnaamijka kulanka todobaadka 14 April 2017
Barnaamijka kulanka todobaadka oo ka baxa Radio Muqdisho iyo SNTV ayaa todobaadkan lagu falanqeeyay urur diimeed looga dhawaaqay dalkeenna Soomaaliya kaasoo la magac baxay Alsaadicuuna Bil Xaqi,...
View ArticleIn la dhameeyo kala aragti duwanaanta Galmudug iyo Ahlu sunna oo la soo...
Qaar ka mid ah Xildhibaanada iyo shacabka Gaalkacyo ayaa soo dhaweeyay in la dhameeyo kala aragti duwanaanta Galmudug iyo Ahlu Sunna, kuawasi oo bogaadiyay dadaallada dowladda Federaalka ee ku aadan...
View ArticleAbaarta ka jirta deegaanada Gobolka Mudug oo laga hadlay
Kulankaan oo uu soo agaasimay Maamulka Degmada Gaalkqcyo, loogana hadlayay baxaada abaarta ka jirata Gobolka Mudug ayaa maanta lagu qabtay magaalada Gaalkacyo, waxaana kasoo qayb galay Wasiiro,...
View ArticleKulan dhaqaale loogu aruurinayay dadka abaartu saameysay oo lagu qabtay Finland
Kulankaan oo ahaa mid dhaqaale loogu u ruurinayay abaarha ka jira Soomaaliya, waxaa soo qaban qaabiyay dhaqaatiirta Soomaaliyeed ee ku nool dalka Finland, waxaana ka soo qeybgalay qaar ka mid ah...
View ArticleGalgaduud: Qoysas ku xoolo beelay abaarta oo codsaday in gurmad lala soo gaaro
Dadka ku nool qeybo ka mid ah Gobolka Galgaduud ayaa waxa ay ka cabanayaan xaalad nololeed oo soo food saartay kaddib abaarta daba dheeraatay ee Wadanka ka jirta. Qaar ka mid ah Dadkaasi oo aan u kuur...
View ArticleDhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho
http://www.radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2017/04/WARKA-DUHUR-TABIYE-SHARFMAAKE-15-04-2017.mp3
View ArticleMadaxweyne Farmaajo oo furay shir u dhexeeya dowlada dhexe iyo maamul...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo ayaa furey shir u dhexeeya Dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada qeybta ka ah dowladda...
View ArticleTaliyaha ciidanka Asluubta oo sheegay inay dib u dhis ku sameynayaan xaruntii...
Taliyaha Ciidanka Asluubta Sareeye Gaas Xuseen Xasan Cismaan ayaa sheegay inay dib u dhisayaan Xaruntii Taliska uu ku lahaa KM7 ee magaalada Muqdisho, kaddib markii uu kormeer ku tegay halkaasi....
View ArticleGuddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kormeeray xarumaha dowladda Hoose ee Xamar
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Taabit Cabdi Maxamed oo ay wehliyaan Guddoomiyihii hore ee Gobalka Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale, qaar ka mid ah guddoomiye...
View ArticleWasiirka Gaashaandhigga oo guddiga abaaraha ku wareejiyay kaalmo lacag ah
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdirashiid Cabdullaahi Maxamed ayaa maanta Guddiga Qaran ee gurmadka Abaaraha ku wareejiyay lacag dhan $51,000 (Konton iyo kow kun) oo dollarka...
View Article