Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Dhageyso Barnaamijka kulanka todobaadka 14 April 2017

$
0
0
Barnaamijka kulanka todobaadka oo ka baxa Radio Muqdisho iyo SNTV ayaa todobaadkan lagu falanqeeyay urur diimeed looga dhawaaqay dalkeenna Soomaaliya kaasoo la magac baxay Alsaadicuuna Bil Xaqi, waxaana barnaamijka ka qeybgalay Sheekh Cali Wajiis oo ka mid ah culumaa’udiinka ugu caansan dalkeenna iyo C/raxmaan Sahal oo ah agaasimaha hey’adda Irshaad oo ka faalloota kooxaha xagjirka ah Halkan hoose ka dhageyso http://www.radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2017/04/BAR-KULANKA-TABIYE-BKY-14-04-2017.mp3

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles