Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Mareykanka oo sheegay in uu tababarayaal ciidan u diray Soomaaliya

$
0
0
Saraakiil ka tirsan ciidamada Maryakanka ah ayaa Idaacadda VOA-da u sheegay in ciidamo ka socda Maraykanka dhawaan la geeyay magaalada Muqdisho si ay tababar u siiyaan ciidamada XDS iyo kuwa AMISOM. Ciidamo kooban  ayaa 2-dii bishan April ka dagay magaalada Muqdisho, waxaana saraakiishu sheegeen in tagista ciidankaasi ay codsatay dowladda Federaalka Somalia. Tababarayaal kale oo Mareykan ah ayaa hore u joogay Muqdisho kuwaasoo tababarro siinayay ciidamada XDS iyo kuwa AMISOM ee howlgallada ka dhanka ah argagixisada ka wada gobollo ka mid ah dalkeenna Soomaaliya.

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles