Qaar ka mid ah Guddoomiyeyaasha Guddiyada joogtada ah ee Baarlamaanka oo la...
Mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo kulan ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho ayaa doortay qaar ka mid ah Guddoomiyeyaasha Guddiyada joogta ah ee golaha...
View ArticleArimaha looga hadlay shirkii maanta-Sawirro
Shirkan ayaa waxaa arimaha ugu muhiimsan waxaa kamid ah Xoojinta xiriirka wada shaqeyneed ee dowladda federaalka iyo Maamul Goboleedyada, xasilinta amniga dalka iyo shir dhawaan la filayo in uu ka...
View ArticleLaba nin oo dil geystay oo la qabtay
Fiidnimadii caawa ayaa kooxo hubeysan waxaa ay ku toogteen qof shacab ah degmada Xamar Jajab ee gobolka Banaadir kuwaas oo watay gaari, hase ahaatee ciidanka amniga oo goobtaas ka ag dhowaa ayaa qabtay...
View ArticleDhageyso: Dhacdooyinka Maanta oo aad u xiisa badan Caawa
Barnaamijka Dhacdooyinka maanta oo ka mid ah barnaamijyada maalin-laha ah ee ka baxa Radio Muqdisho, waxaan idin kugu soo gudbinnaa wareysiyo xiisa badan oo ka hadlaaya Siyaasadda Soomaaliya iyo arrima...
View ArticleAftida Turkiga ee birri maxaa laga filan karaa? Warbixin+Sawirro
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan,ayaa jeediyey khudbaddii gabagabada isu soo baxyadii ugu dambeeyey ee ku aadan aftida Axada dhacaysa ee ku aadan in isbaddal ballaaran lagu sameeyo dastuurka...
View ArticleGudoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir oo Xalay Si ramsi ah xilkii ula Wareegay.
Munaasabadan oo uu Xilka Kula wareegaye Gudoomiyaha Cusub ee Gobalka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Taabit cabdi Maxamed ayaa waxaa kasoo qeyb galay Ra’isul wasaaraha Xukuumada Fedraalka...
View ArticleDhageyso Barnaamijka Faaqidaada ee Radio Muqdisho
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Faaqidaada oo ka baxa Radio Muqdisho subax waliba marka laga reebo subaxda Jimcaha, waxaana uu xambaarsanyahay...
View ArticleBaydhabo: Maxkamadda ciidamada qalabsida qeybta 60aad oo xukunno riday...
Maxakamada Ciidamada Qalabka sida Soomaaliya qeybta 60aad ayaa maanta xukun dil ah ku riday Askari ka tirsan Ciidanka Booliska gaarka ah ee Koonfur Galbeed oo dhawaan bartamaha magaalada Baydhabo ku...
View ArticleQaar ka mid ah shaqaalaha hay’adda dowladda oo tababbar uga furmay Muqdisho...
Tababbarkaan Tayeynta shaqaalaha Dawladda ayaa waxaa ka qaybgelaya in ka badan 100 Shaqaale oo ka kala socda qaar ka mida hay’adaha Dawladda, waxaana uu soconayaa muddo shan cisho, iyadoo ay si Wadajir...
View ArticleCiidanka NISA oo toogasho ku dilay labo nin oo hoobiyayaal ku riday degmada...
Ciidammada Nabad Sugidda ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta toogasho ku dilay labo nin oo madaafiic ka ridday degmada Wadajir, sida ay xaqiijiyeen saraakiisha ammaanka. Labada Nin ee la toogtay ayaa...
View ArticleWasiirka Amniga oo xarigga ka jaray hab-raaca qaadashada baasaboorka “SAWIRRO”
Wasiirka Wasaaradda Amniga Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray hab-raaca cusub ee qadashada Baasaboorka Soomaaliya. Wasiirka oo maanta kormeer guud...
View ArticleGaalkacyo “Xaaladda amni ee Gaalkacyo waa mid la isku haleyn karo”
Guddoomiyaha Gobalka Mudug ee Dowlad Gobaleedka Galmudug Mudane Cabdirashiid Xaashi Cartan oo wareysi gaar ah maanta siiyay Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed ayaa faah faahin dheer ka bixiyay xaaladda...
View ArticleDhageyso Barnaamijka Wadajir
Akhristayaasheena sharafta leh waxaa halkan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Wadajir oo ah barnaamij ka hadlaya xasilinta Soomaaliya, kaasi oo ay iska kaashaanayaan Wasaaradaha arrimaha gudaha,...
View ArticleR/wasaaraha iyo Madaxda Maamul-goboleedyada oo warbixin ka dhageystay Guddiga...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyrre iyo Madaxda Maamul Gobolleedyada, Puntland, Jubbaland, Koonfur-Galbeed, , Ku-simaha Madaxweynaha Galmudug,...
View ArticleDhageyso: Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta oo aad u xiisa badan Caawa
Barnaamijka Dhacdooyinka maanta oo ka mid ah barnaamijyada maalin-laha ah ee ka baxa Radio Muqdisho, waxaan idin kugu soo gudbinnaa wareysiyo xiisa badan oo ka hadlaaya Siyaasadda Soomaaliya iyo...
View ArticleDalka Imaaraadka Carabta oo bilaabay olole lagu taageerayo dadka la ildaran...
Madaxa Golaha saree e Hey’adda Samofalka dalka Imaraadka Carabta Sheekh Maxamed Bin C/lla Al-nuceymi ayaa sheegay in la bilaaay olole lagu uruurinaayo kalmooyin dhaqaale oo loogu talagalay malaayiin...
View ArticleWax ka bedelka Dastuurka Turkiga oo HAA loogu codeeyay
Xisbiga talada haya ee dalka Turkiga ayaa ku guuleystay aftidi dastuurka wax looga badalayey ee shalay ka dhacday dalkaasi, taasi oo ka dhigan Turkiga uu u guuray habka ama nidaamka Madaxweynaha, halka...
View ArticleWasiirka Warfaafinta JFS oo kulan la qaatay shaqaalaha Wasaaradda
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta ee XFS, Eng. C/raxmaan Cumar Cusmaan Yariisow iyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda ayaa maanta kulan la xiriiray habsami u socodsiinta howlaha warfaafinta la qaatay...
View ArticleDhageyso Barnaamijka Faaqidaada ee Radio Muqdisho
http://www.radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2017/04/BAR-FAAQIDAADA-WARARKA-17-4-2017.mp3
View ArticleShirkii u dhaxeyay dowlada dhexe iyo dowlad gobolleedyada dalka oo la soo...
Kulanka Wadatashiga Madaxda Qaran iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada Abriil 15 -16, 2017 Muqdisho Madaxda Dawladda Federaalka iyo kuwa Dowlad Goboleedyada ayaa kulan wadatashi ah ku yeeshay magaalada...
View Article