Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live

DAAWO SAWIRRADA:- Wasiirka Dhalinyarada Oo Muqdisho Kusoo Dhaweysay...

Akhristayaasheenna sharafta leh waxaan halkaan idiinkugu soo gubdineynaa sawirrada Wasiirka dhalinyarada iyo cayaarraha dowladda federaalka Soomaaliya oo muqdisho kusoo dhaweysay Madaxweynaha Xiriirka...

View Article


Maalinta dhir beerista Qaranka oo la xusay-Sawirro

Munaasabad kooban oo lagu xusayay maalinta dhir beerista qaranka oo maanta lagu qabtay Xarunta Wasaaradda Xanaanada  Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ayaa waxaa ka qeyb galay wasiir ku xigeenka wasaaradda...

View Article


Dowladda oo Hambalyo u dirtay Turkiga

Dowladda iyo shacabka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya waxaa ay hambalyo u direyaan dowladda iyo shacabka jamhuuriyadda Turkiga natiijadii wanaagsaneyd ee ka soo baxday aftidii Axaddii ka dhacay...

View Article

Kulan dhexmaray Aqalka sare iyo guddiga madaxa banaan ee Xuduudaha-Sawirro

Xubnaha baarlamaanka ee Aqalka sare ayaa maanta kulan la yeeshay guddiga madaxa banaan ee Xuduudaha iyo Federaalka, kaas oo ku saabsanaa soo gudbinta warbixin sanadeedka guddiga. Mudaniyaasha...

View Article

Dhageyso warka Habeen ee Radio Muqdisho

http://www.radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2017/04/WAR-HABEEN-TABIYE-MUXUDIIN-FR.KHALAF-17.04.2017.mp3

View Article


Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

http://www.radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2017/04/WAR-SUBAX-18-4-2017.mp3-ok.mp3

View Article

Hooyo iyo labadeeda Carruur ah oo gaajo ugu geeriyooday Gobolka Mudug

Deeganka Hilme ee gobolka Mudug ayaa lagu soo waramaa in Hooyo iyo labo carruur ah oo ay dhashay ugu geeriyoodeen gaajo iyo haraad, kaddib markii ay saameysay abaarta halkaasi ka jirta. Cali Aadan...

View Article

Guddoomiyaha xiriirka kubadda Cagta ee Qaaradda Afrika oo la sagootiyay

Xildhibaanno, mas’uuliyiinta xiriirkada kala duwan ee cayaaraha ayaa maanta sagootiyay Wafdi uu hogaaminayay Madaxweynaha Xiriirka kubadda Cagta ee Qaaradda Afrika Axmed Axmed, kaasi oo shalay soo...

View Article


Ra’iisul Wasaaraha oo kormeeray Hanaanka shaqo ee qaar ka mid ah Wasaaradaha...

Muqdisho, Abriil 18.2017——-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kormeer ku tagay qaar ka mid ah xarumaha Wasaaradaha, isaga oo kormeeray Hannaanka shaqo ee...

View Article


Madaxweynaha Rwanda oo booqasho rasmi ah ku tagay Djibouti

Madaxweynaha dalka Rwanda Paul Kagame ayaa maanta booqasho rasmi ah oo socon doonta muddo 48 Saacadood ah ku tagay magaala madaxda dalka Jabuuti ee Jabuuti. Madaxaweynaha Rwanda ayaa la sheegay inuu...

View Article

Madaxweynaha Uganda oo gaaray Qadar

Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa maanta booqasho rasmi ah uga bilaabatay magaala madaxda dalka Qadar ee Dooxa. Sida ay soo warisay Wakaaladda Wararka ee Qadar,Madaxweynaha Uganda ayaa la...

View Article

Kulan looga hadlaayey tayeyta Waxbarashada Dalka oo Magaalada Muqdisho lagu...

Kulankan oo ujeedkiisu ahaa  tayeynta waxbarashada Dalka ayaa waxaa  Magaaladda Muqdisho ay ku yeeshay  Wasaaradda Waxbarashada  iyo Tacliinta sare ee Dowladda Federaalka ah iyo Wasaaradaha...

View Article

Kulan looga hadlaayey Tayeynta Hay’addaha Dowlada oo lagu qabtay Magaalada...

Kulanka oo looga hadlayey Mashruuca Tayeynta hay’adaha dowladda oo uu maal galinayo Bankiga Aduunka ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiiro katirsan Xukuumadda Federaalka ah, Agaasimeyaal, Madaxda Guddiga...

View Article


Dowladda Federaalka oo dhiirigelineysa Bandhigga TEDxMogadishu 2017

Mogadishu, 19 April 2017 – Wasiirka Warfaafinta ee Dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) oo kulan la qaatay mas’uuliyiinta Hay’ada TEDxMogadishu ayaa soo...

View Article

Shir Looga Hadlayey Tayeeynta Hay’adaha Dowladda oo Lagu Qabtay magaalada...

Muqdisho, 19, April 2017——Shir uu soo qaban qaabiyey Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha qaybtiisa Tayeeynta Hay’adaha Dowladda ayaa lagu qabtay magaalada muqdisho, waxaana shirka ka soo qayb galay dhamaan...

View Article


Guddoomiyaha Beledweyne oo sheegay inay hirgeliyeen kaamam dadka lagu quudiyo

Guddoomiyaha Degmada Beledweyne Maxamed Axmed Food Cadde ayaa sheegay in kaamam dadka abaarta saameysay lagu quudiyo ay ka hirgeliyeen magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan kadib markii uu...

View Article

Jawaahir Baarqab “Haweenku waxay gacan weyn ka qaadan doonaan howlgallada ka...

Guddoomiyaha ururka Haweenka Gobolka Banaadir Jawaahir Baarqab ayaa sheegtay inay soo dhaweynayaan go’aannada dowladda ee ku aadan ciribtirka Al-Shabaab, la dagaallanka musuq maasuqa iyo faqriga, ayna...

View Article


Dhageyso Barnaamijka Faaqidaada ee Radio Muqdisho

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Faaqidaada oo ka baxa Radio Muqdisho subax waliba marka laga reebo subaxda Jimcaha, waxaana uu xambaarsanyahay...

View Article

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya oo daah furay xafiis cusub oo lagu...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed oo ay wehliso Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Xukuumadda Soomaaliya Drs Maryan Qaasim Axmed ayaa maanta...

View Article

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

http://www.radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2017/04/WARKA-DUHUR-19-04-2017.mp3

View Article
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live