Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Madaxweynaha Uganda oo gaaray Qadar

$
0
0
Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa maanta booqasho rasmi ah uga bilaabatay magaala madaxda dalka Qadar ee Dooxa. Sida ay soo warisay Wakaaladda Wararka ee Qadar,Madaxweynaha Uganda ayaa la filayaa inuu  berito oo Arbaco ah uu magaalada Dooxa kula kulmo boqorka dalka Qadar Shekh Tamiim bin Xamad Al-Tni,waxyna laba hogaamiye ka wada hali doonaan xiriirka labada dal ka sokow, kan calamka iyo danaha iskaashiga ay wadaagaaan Qadar iyo Uganda.

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles