Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Dhageyso: Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta oo aad u xiisa badan Caawa

$
0
0
Barnaamijka Dhacdooyinka maanta oo ka mid ah barnaamijyada maalin-laha ah ee ka baxa Radio Muqdisho, waxaan idin kugu soo gudbinnaa wareysiyo xiisa badan oo ka hadlaaya Siyaasadda Soomaaliya iyo arrimaha bulshada intaba. Qodobada caawa, waxaa ka mid ah. Kulankii Madaxda dowladda dhexe iyo hoggaamiyayaasha maamul-goboleedyada dalka oo si gaar ah looga hadlay Abaaraha iyo gurmadka wada-jirka ah ee bulshada looga baahan yahay xilligaan. Sidoo kale wareysiyo la xiriira maleeshiyaad hoobiyayaal tuurayay oo ciidanka amnigu ay dileen iyo arrima kale oo xukunno maxkamadeed ay ka mid yihiin haddu alle idmo. Wariye: C/nuur Muuddeey Al-Caddaala ayaa soo jeedin doona barnaamijka caawa. http://www.radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2017/04/BARDHACDOOYINKA-MAANTA-16-4-2017-OKk.mp3

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles