Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Sawiro: Wadada Hormarto Wasaaradda Amniga oo maanta Dib loo Furay.

$
0
0
Amar ka Soo Baxay  Wasiirka  Amniga   Gudaha   Maxamad Abuukar Isloow Ducaale  ayaa  Lagu  Shaaciyay  in Maanta  Waxii Ka Bilawda  ay Furantahay   Wadada Hormarta   Wasaaradda  Amniga  Gudaha  Ee  Aada  isgooyska  Jubba   Taasi oo In Mudda Ah  Aysan Isticmaalin  Gaadiidka   islamarkaana  Dadweeynaha  Ay Baahi Weey Uqabeen  inay Isticmaalaan   Afhayeenka Wasaaradda Amniga ayaa sheegay in     Talaabadii   ugu  Horeeysay ee  ay Samayay   Wasaaradda Amniga in dib loogu furay wadada Hormarto Wasaaradda Amniga oo xirneyd Mudo aad u dheer. Wasiirka Amniga Gudaha ayaa Amar ku bixiyey in dib loo furo dhamaan wadooyinka Xiran ee ku yaal Gudaha Magaalada Muqdisho.

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles