Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Gudoomiyaha Gurmadka Abaaraha ee Jubbland oo ka warbixiyey xaalada abaaraha Jubooyinka.

$
0
0
Wasiir Ku xigeenka   Arimaha Gudaha Maamulka JubbaLand  ayaa Faahfaahin Ka Bixiyay  xaalada abaareed   ee  ka Jirta    Deegaanada  JubbaLand  iyo saamaynta    ay Ku Yeelatay Dadka iyo Duunyadda  . Wasiirka  Ku xigeen Wasaaradaasi Ahna Gudoomiyaha Gudiga Gurmad Abaaraha ee JubbaLand oo La hadlay Warbaahinta Qaranka   ayaa  Tilmaamaamay  in  Kulamo ay La yeesheen  Wasiirka Wasaarada Gargaarka iyo Maaraynta  Aafooyinka ee Dawlada Dhexe   iyo Qaar Hay’adaha  Gargaarka ee qaramad Midoobay  isla Markaana  laga Wada Hadlay  Si gurmad loo Gaarsiin Lahaa Dadka ay Abaaraha  Saameeyeen  ee Deeganada Jubbooyinka   waxaa  uu Timlaamay in   la isku Afgartay  qaabka ugu Haboon ee Dadkaasi Lagu Caawin Karo  islamarkaana ay Balanqaadyo Ka heleen  Dawlada Federaalka iyo hay’adahii ay La Kulmeen.

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles