Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Ra’iisul Wasaaraha oo kormeeray howlaha Bankiga dhexe “SAWIRRO”

$
0
0
Kormeerkaan howleed ee uu xilli hore ee saaka uu ku tagey Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa  ku saabsanayn sidii uu ugu kuur geli lahaa hanaanka uu u shaqeeyo  iyo sida ay u socoto  howlaha  Bankiga dhexe ee Soomaaliya Ra’iisul wasaare kheyre oo kormeerkiisa uu ku wehliyey  Wasiirka gaashandhigga dalka  ayaa mid mid  ugu  xogwareystay  shaqadda ka socota bankiga dhexe ee Soomaaliya  howladeena, isagoo sidoo kale kulan gaar ah la qaatay  guddoomiye ku xigeenak bankiga dhexa Koreemeekaan kadiska  ah ee uu saaka Ra’iisul wasaaruhu ku tegay bankiga dhexe ee dalka ayaa  qayb ka ah  qorshaha  isla xisaabtanka ee uu horay ugu dhawaaqay Ra’iisul Wasaaruhu.

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles