Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Wasiirka cusub ee Gaashaandhigga oo kormeeray xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga+Sawirro

$
0
0
Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga Mudane C/rashid C/laahi Maxamed oo weheliyo Wasiirkii hore ee Wasaradda Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed S/G Maxamed Aaden Axmed ayaa maanta kormer ku sameeyey xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga. Kormeerka ayaa qeyb ka ahaa wajiga koowaad ee Xil wareejinta, waxana uu Wasiirkii hore Mudane C/qaadir Sh. Cali Diini, ku soo dhaweeyey Wasaaradda Wasiirka Cusub, isagoo ku soo wareejiyey dhammaan qeybaha uu ka kooban yahay Dhismaha Xarunta Wasaaradda .  

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles