Wasiirka Arrimaha gudaha oo kormeeray xarunta hay’adda Qaxootiga iyo...
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Fedraalka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaliya Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ayaa maanta kormeer howleed ku tegay xarunta Hay’adda Qaxootiga iyo...
View ArticleTababbar lagu baranayey u adkaysiga Aafooyinka oo lagu soo gabagabeeyey...
Tababbar uu soo qaban qaabiyey La taliyaha Ra’iisul Wasaaraha ee dhanka u adkaysiga Aafooyinka Eng. Cabdi Maxamed Axmed “Baafo” ayaa lagu soo gabab gabeeyey magaalada Muqdisho, tababarka ayaa waxaa...
View ArticleWafdi ka socday baarlamaanka oo kulama kula qaata Khartuum Wasiiradowlayaasha...
Wafdigii ka socday Barlamaanka Soomaaliya oo maalmahan booqashada ku joogay dalka Suudaan oo uu horkacayay gudoomiyaha gudiga arrimaha dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah ee baarlamaanka Soomaaliya...
View ArticleWaa Sidee Xaaladda Caafimaad ee Madaxweyne C/Kariim Xuseen Guuleed?
War Saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska ee Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug Maxamuud Aadan Cusmaan ayaa lagu sheegay in xaaladda...
View ArticleJabuuti iyo China oo kala saxiixdaay heshiis khad Tareen
Labada dal Jabuuti iyo China ayaa kala saxiixday heshiis mashruuc ku saabsan iskaashiga arrimha khadka Tareen oo isku xiraya Jabuutii iyo Ethiopia. Khadkasi Tareen oo dhismihiisa Qandaraas lagu...
View ArticleShirka Baaralamaannada Afrika oo lagu soo gaba gabeeyay Magaalada...
Shirka Baarlamaanka Afrika oo maalmahan ka socday Magaalada Johannseburg ayna ka qeybgalayeen Xubno ka tirsan Xildhibaannada Afrika iyo Xoghayaasha Guud ee Barlamaanada, ayaa inta badan loogu...
View ArticleWasiirka Gaashaandhigga oo ciidamo tababar ugu soo xiray degmada Cabuudwaaq...
Wasiirka Gaashaandhigga Jen. Cabdulqaadir Shiikh Cali Diini oo ay Weheliaan Taliyaha NISA Qaybta Galmudug Saadaq Cumar Xasan, Taliyaha Booliska Axmed Maxamed Raage iyo Saraakiil ka tirsan Ciidamada...
View ArticleSafaaradda Soomaaliye ee Kenya oo dhar u qeybisay maxaabiis laga sii daayay...
Qunsulka saafaradda Soomaaliya ee dalka Kenya, Cali Maxamed Sheekh (Cali Bagadi) ayaa maanta deeq dhar ah gaarsiiyay Maxabiis Soomaaliyeed oo dhamaystay xukunno 7 sano oo xabsi ah. Maxaabiistan oo...
View ArticleKulunka dowladaha hoose ee maamul goboleedyada oo ka furmay Baydhabo-(Sawirro)
Waxaa Manta Magaalada Baydhabo ka furmay Shirka Wadajir ah oo lagu tayeynaayo Dawladaha Hoose oo ay ka qeyb galeen Wasiirada Arimaha Gudaha ee Maamulgobaledyada. Kulunka oo ahaa mid wada tashi ah,...
View ArticleGolaha Wasiirada oo maanta ka dooday Amniga Dalka
Golaha Wasiirada ee xukuumadda federaalka Soomaaliya oo manta isugu yimid ku lonkoodii caadiga ahaa ayaa ka dooday xakameynta walxaha laga sameeyo qaraxyada, iyo daba-gelida hantida qaranka, waxaana...
View ArticleDaawo Sawirrada: Taliyayaasha XDS iyo AMISOM oo ka shiray Howlgal kadhan ah...
Taliyeyaasha Qeybaha ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa maanta magaalada Muqdisho ku yeeshay kulan xasaasi ah oo looga arinsanayay dib u billaabista howlgal ka dhan ah maleeshiyada...
View ArticleShaqadii Kastamka canshuuraha dekedda Boosaaso oo laga dhigay 24-saac+Sawirro
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda ee maamulka Puntland Axmed Yaasiin Saalax oo shir Jaraa’id ku qabtay xarunta wasaaradda ee Dekedda Boosaaso ayaa sheegay in shaqadii kastomka Cashuuraha ee...
View ArticleMaxkamad ku taalla Turkiga oo amartay in la soo xiro Fethullah Gülen
Maxkamad ku taalla magaalada Istanbul ayaa soo saartay amar lagu soo xirayo wadaadka fadhigiisu yahay Mareykanka ee Fethullah Gulen, kaasi oo dolwadda ay ku eedeysay inuu ka dambeeyey afgambigii...
View ArticleBooliiska Britain oo sheegay in Sakariye Bulxan uu qabo xanuunka Dhimirka
Boliiska magaalada London ayaa gacanta ku dhigay Zakariye Bulxan oo ka soo jeeda Soomaaliya,haystana dhalashada dalka Norwey,kaasoo la sheegay inuu ka dambeeyay dilka haweeney dalxiise ahayd oo u...
View ArticleMadaxweynaha JFS oo saaka u ambabaxay Dalka Ethiopia
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somaliya Mudane xasan Shiikh Maxamuud ayaa saaka u ambabaxay Magaalada Addis-ababa ee Dalka Ethiopia. Madaxwaynaha waxa uu Magaalada Addis-abab kaga qaybgali...
View ArticleGudoomiyaha Jaamacada Calamiga ee Afrika Prof: Kamaal Cubayd “Soomaaliya ma...
Wafdi ka socday Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo dhorkii malamood ee la soo dhaafay ku suganaa Dalka Suudaan ayaa la kulmay Maamulka iyo Ardayda Jaamacadda Calamiga ee Africa magaalada...
View ArticleDiblomaasiyiinta Ka Howl Gala Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Tababar Loo...
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa manta tababar ku saabsan diblomaasiyadda u qabatay kudhawaad 20 qofoo ka mid diblomaasiyiinta Soomaaliyeed ee ka howl gala safaaradda Soomaaliya ee dalka...
View ArticleDhismaha Maamulka Deegaanka Ceeldibir oo lagu guuleeysatay ‘Sawiro’
Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Mudug ee Dowladda Goboleedka Gal mudug ayaa qayb galay dhismaha maamulka Deegaanka Ceel dibir ee bariga gobalka mudug. Dhismaha maamulka deegaanka ayaa qeyb ka ah...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh oo Addis Ababa shirka IGAD uga qeyb-galay “SAWIRO”
Addis Ababa, Aug 5th 2016—-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka mid ah hoggaamiyeyaasha u fadhiya Addis Ababa xallinta mashaakillaadka ka jira waddanka...
View ArticleWaxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay
Mogadishu, 06 August 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay...
View Article