Quantcast
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live

11 Askari ee lagu eedeeyay weerarkii Erdogan oo la xiray

Ciidamada gaar ah oo  ka tirsan ciidanka dalka Turkiga ayaa maanta xiray 11 askari oo lagu eedeeyay inay weerareen hotel uu ku sugnaa Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan markii uu dhacayay afgambigii...

View Article


Qeybo kamid ah xarunta ciidanka Cirka oo dib loo dhisaayo-Sawirro

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyed sareeyo gaas Bashiir Maxamed Jaamac ayaa maanta sheegay inay qalabeyn doonan xafiisyada taliska ciidanka cirka oo maanta la dhagax dhigay. Taliyeyasha Ciidamada...

View Article


Aqoon is waydaarsi qeyb ka ah Bandhiga Buugaagta Caalamiga ee Garoowe oo ay...

Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa Magaalada Garowe waxay ku qabatay aqoon-wadaag ku saabsanaa baahida loo qabo daryeelka AfSoomaaliga iyo hal-abuurkiisa suugaaneed, madashii...

View Article

Wakiilka midowga Afrika oo amaanay booliiska Uganda ee Soomaaliya ka howlgalaya

Isagoo ka hadlayay munaasabad lagu sagootinayay askarta booliis ah ee ciidanka Uganda ka tirsan oo qeybta ka ah howlgalka midowga Afrika ee Soomaaliya, ayaa wakiilka gaarka ah ee midowga Afrika u...

View Article

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo ku baaqay in la joojiyo dagaalka Xiim-Cadde

Dagaallo ka soconaya degaanka Xiim-Cadde ee hoostaga degmada Ceel-Buur ee gobalka Galguduud ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa galaaftay nolosha in ka badan Labaatan(20) ruux. Madaxweyne ku-xigeenka...

View Article


Turkiga oo shaaciyay Tirada askartii ka qeyb qaatayay  Afganbigii Dhicisoobay.

Bayaan ka soo baxay hogaanka Sare ee ciidanka Turkiga oo uu baahiyay Talafashinka NTV ayaa faahfaahin looga bixiyay TIRADA Ciidanka iyo gaadiidka dagaal eek a qeyb galay iskuday-gii Afganbi ee...

View Article

Ra’iisul wasaaraha Turkiga: Dhaqaalaha wuu ka xoogan yahay ka hor isku daygii...

Dhaqaalaha dalka Turkiga uu ka xoogan yahay sidii uu ahaa ka hor isku daygii afgambi ee fashilmay, sida uu sheegay Ra’iisul wasaare Binali Yildirim. “Dhaqaalaheena wali waa mid  taagan sida dhagax oo...

View Article

Ciidamo katirsan Amisom oo maxkamadayntooda ay Muqdisho ka socoto

Waxaa magaalada Muqdisho haatan ka socota maxkamadeynta ciidamo katirsan AMISOM, oo horey ciidamada amaanka dowlada Soomaaliya ay soo qabteen iyaga oo iibinaya raashin iyo shidaal loogu talo galay...

View Article


Taliye AMISOM ka tirsanaa oo Uganda lagu maxkamadeynaayo

Sarkaal sare oo ka tirsan ciidanka dalka Uganda oo qeybta ka ah howlgalka midowga Afrika ee AMISOM  isla markaana lagu soo eedeyay in uu ku guul dareystay in uu difaaco askartii uu taliyaha u ahaa...

View Article


Buug ka hadlaya dhismaha waddooyinka oo wasaaradda howlaha guud soo...

Wasaaradda Howlaha Guud iyo dib u dhiska Soomaaliya ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku soo bandhigtay buug qeexaya qorshaha dib u dhiska Waddooyinka, Buundooyinka iyo Dekadaha Soomaaliya. Shirka lagu...

View Article

Kulan looga hadlayay Soo noolaynta Dhaqankii hore oo lagu qabtay Baydhabo

Gudoomiyaha Degmada Baydhabo ayaa maanta Magaalada Baydhabo Kafuray Kulan looga hadlaayo Hanaanka Uguwanaagsan ee loosocelinkaro Heerarkii hore iyo Dhaqankii suubanaa ee Soomaalida kulankaasi oo...

View Article

Daawo Sawirrada Ciidamo ka tirsan Amisom oo lagu Maxkamadeynayo Muqdisho

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee dalka Ugandha ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furtay edeeymo loo heesto 17 askari oo ka tirsan ciidanka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM. Askartaasi ayaa...

View Article

Madaxweynaha Soomaaliya oo dhambaal ka helay Ra’iisul Wasaaraha cusub ee...

Muqdisho, (Villa Somalia) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan kula qaatay magaalada Muqdisho wasiirka dowladda Ingriiska u qaabilsan Afrika...

View Article


Wafdi ka socda Baarlamanka Soomaaliya oo Khartoum kula kulmay Gudoomiyaha...

Gudoomiyaha waaxda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga  baaarlamaanka Soomaaliya  xildhibaan C/qaadir Cali Cosoble iyo wafdi uu hogaaminayo oo howlo shaqo u jooga Khartuum  ayaa booqday...

View Article

R/wasaare Cumar Cabdirashiid oo la kulmay Wasiirka arrimaha Afrika ee UK+Sawirro

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa maanta safaaradda UK ee Muqdisho kulan kula qaatay Wasiirka arrimaha Afrika ee UK Tobias Ellwood...

View Article


Shirka madasha watashiga Qaran oo lagu wado in uu maanta ka furmo Muqdisho

Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa inuu magaaladan Muqdisho ka furmo shirka madasha wada-tashiga Qaran, kaasoo lagu go’aamin doono waqtiga rasmiga ah ee ay dhaceyso doorashada dadban ee dalka. Kulammo...

View Article

Akhriso qodobada la filayo in looga hadlo shirka madasha wadatashiga Qaran ee...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in uu maanta si rasmi ah u furo Shirka Madasha Wadatashiga Qaran, waxaana magaalada Muqdisho ku sugan Hogaamiyaasha Madasha ee shirka ka...

View Article


Kenya oo shabaab ku eedeeysay iney qasab ku askarayso caruurta Kenya

Taliyaha Ciidanka Millitariga dalka Kenya Jeneraal; Somson Mwathethe, ayaa sheegay inay dhallin yarada dalka Kenya Jeclayn iney la shaqeeyaan kooxaha argagixisada,balse ay Al-shabaab ay qasab ku...

View Article

Daawo Sawirrada: Madaxweynaha oo furay shirka mdasha wadatashiga Qaran

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u furay shirka madasha wadatashiga Qaranka oo ah kii ugu dambeeyay shirar ka dhacayay dalkeena Soomaaliya. Shirkan waxaa ka qeybgalaya madaxda...

View Article

Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka...

Wasiirka arrimaha Dibadda iyo dhiiri gelinta maalgashiga Soomaaliya C/salaam Hadliye Cumar ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay safiirka Ururka Iskaashiga Islaamka ee Soomaaliya Danjire; Maxamed Idiris...

View Article
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live