Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay

$
0
0
Mogadishu, 06 August 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Shirweyne Qaran ee Dowladaha Hoose oo ka furmay Baydhabo, Wasiirka Gaashaandhiga oo Tababar ciidan ugu soo xeray Caabudwaaq, Tababar dhanka adkeysiga Aafooyinka oo Muqdisho lagu soo gabogabeeey, Madaxweynaha oo furay Shirweynaha Madasha Wadatashiga Qaran, Wasaarada Howlaha Guud oo soo bandhigtay Buuga Qorsha dib u dhiska Waddooyinka, Xafiisyada Ciidanka Cirka oo la dhagax-dhigay, Maxkamada Ciidanka oo xukunno ku riday Danbiilayaal, Howlgal Amniga lagu sugayo oo laga hirgeliyey Muqdisho, Kumaandooska Danab oo Howlgal Qorsheysan ka fuliyey Jubbooyinka, Wasaarada Arrimaha Gudaha oo Dowladda Masar kala wareegtay Markab shixnad gargaar ah siday, Wasaarada Waxbarashada oo shaacisay Natiijada Imtixaanka iyo Madaxweynaha oo soo xiray shirka dib u eegista Tacliinta Sare. Shirweyne Qaran ee Dowladaha Hoose oo ka furmay Baydhabo Magaalada Baydhabo ayaa 4tii August 2016 waxaa ka furmay Shirka Heer Qaran oo lagu tayeynaayo Dawladaha Hoose oo ay ka qeyb galeen Wasiirada Arimaha Gudaha ee Maamul Gobaledyada dalka. Kulunka oo ahaa mid wada tashi ah, laguna dejinayay qorsha Howleedka dib u heshisiinta iyo sameynta Dawladaha Hoose, ayaa waxaa kasoo qayb galay [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles