Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live

Shir looga hadlayay arrimaha qaxootiga ka soo laabanaya Kenya oo lagu qabtay...

Shirka saddex-geesood ah oo u dhaxeeya Soomaaliya, Kenya iyo UNHCR oo looga hadlayo xaaladda qaxootiga Soomaaliyeed ee ku nool xeryaha Dhadhaab iyo kuwa soo laabanaya ayaa lagu qabtay magaallada...

View Article


Masjidka Arbaca Rukun oo mudo dheer kadib dib loo furay.

Masjidka Arbaca Runkun ee degmada Xamarweyne oo ah masjid Qadiimi ah oo dhisan muddo 771 sanno ayaa manta Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdishoiyo Safiirka Dowladda Turkiga u...

View Article


Puntland oo maanta dooraneyso xubnihii ku matali lahaa aqalka sare ee...

Barlamaanka Puntland ayaa la filaa in ay maanta si rasmi ah u gada galaan doorashada iyo kala saarida xubnaha u taagan kuraasta aqalaka sare ee dowladda Federalka ah uu ku leeyahay maamulkaas....

View Article

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

View Article

waa kuma Suxufiga dhabta ah?

Saxaafaddu waa muraayad laga  daawan karo   dal kasta horumarka uu ka gaaray dhinacyada waxbarashada,tiknolojyada iyo guud ahaan waxqabadka dhaqan dhaqaale ee ay ku faanto bulshada caalamla....

View Article


Toos u Daawo Doorashada aqalka sare ee ka socoto Puntland.

View Article

R/wasaaraha oo ku guuleystay kursigii ugu horreeyay ee Aqalka sare u matalaya...

R/wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane, Cumar C/rashiid Cali, ayaa ku guuleystay Kursigii ugu horreeyay ee mudanayaasha u matalaya Puntland Baarlamanka Aqalka sare ee Soomaaliya. Waxaa...

View Article

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

View Article


Maleeshiyaadka Shabaab oo cuna-qabateyn ku soo rogay dadka ku nool bariga...

Maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa is hortaag ku sameeyey Badeecooyinkii la geyn jiray Degmooyinka iyo Deegaannada Bari ee Gobolka Galgaduud, iyagoo hakiyay gaadiidkii Ganacsiga geyn jiray deegaanada...

View Article


Barakacayaal bacaha roobka loogu qeybiyay Cadaado+Sawirro

Qoysas barakacayaal ah oo ku nool magaalada Cadaado ayaa maanta loo qaybiyay Bacaha roobka laga galo,  iyadoo ay komeereen mudanayaal ka tirsan aqalka sare iyo gudoomiyaha degmada. Qoysaskan oo gaaraya...

View Article

Danjiraha Talyaaniga oo maanta Booqday Akadeemiyada Booliiska ee Jeneraal...

Taliyaha ciidanka Booliiska, wasiir ku xigeenka Gaashaandhiigga, Danjiraha Talyaaniga ee Soomaaliya iyo mas’uuliyiin kale ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu soo bandhigay waxqabadka ciidanka booliiska....

View Article

Daawo Sawirrada: Baarlamaanka Puntland oo doortay xubnaha u matalaya aqalka sare

Waxaa la soo gabagabeeyay doorashada xubnaha maamul goboleedka Puntland u matalaya Aqalka sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, iyadoo ay ku loollamayeen 29 Mudane oo Siddeed ka mid ah ay ahaayeen...

View Article

Madaxweynaha oo ugu hambalyeeyay Dowlad gobolleedyada doorashooyinka Aqalka Sare

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ugu hambalyeeyey Madaxda iyo Baarlamaanada Dowladda Gobolleedyada, Galmudug, Koonfur Galbeed, Jubbaland iyo Puntland...

View Article


Dhageyso: Barnaamij gaar ah oo ku saabsan xusuustii 21-ka Octobar

Maanta oo taariikhdu ku beegantahay 21-ka Octoobar waxaa markii uu talada dalka si buuxda ula wareegtay xukuumaddii meleteriga aheyd sanadkii 1969-kii, taasoo uu hoggaaminayay Jeneraal Maxamed Siyaad...

View Article

Wasiirka arrimaha gudaha oo marti ku ahaa barnaamijka kulanka...

Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa radio Muqdisho iyo Telefeshinka Qaranka ayaa looga hadlay dhismaha dowladgoboleedyada iyo dadaallada ay arrintaasi ku bixisay wasaaradda arrimaha gudaha,...

View Article


Beesha caalamka oo si weyn u soo dhaweysay maamulka Hirshabeelle

Qaramada Midoobay,Midowga Afrika,Midowga Yurub,IGAD, Ethiopia, Italy, Sweden iyo United Kingdom ayaa si weyn u soo dhoweeyay dhamaystirka shirkii ka socday Magaalada Jowhar, kaasi oo Cali Cabdullahi...

View Article

Maxaa laga xusi karaa waxqabadkii Kacaankii 21-kii Oktoobar “Faallo”

Kacaankii xukunka Militari waxa uu Dalka ka talinayay intii u dhaxeeysay 1969-1991-kii, dadka qaarba magaca ay jecelyiihiin bay ugu yeeraan, Sida Xukunkii Askarta, Kacaanka ama Nidaamkii Hantiwadaagga...

View Article


Dhageyso Barnaamijka Faaqidaada ee Radio Muqdisho

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Faaqidaada oo ka baxa Radio Muqdisho subax waliba marka laga reebo subaxda Jimcaha, waxaana uu xambaarsanyahay...

View Article

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay “SAWIRRO”

Mogadishu, 22 October 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Mareye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay...

View Article

Xafladda Caleemo saarka Madaxda Hirshabeele oo ka socoto Jowhar

Waxaa goor dhow magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha dhexe ka bilaabatay xafladda Caleemo saarka Madaxweynaha maamulka Cusub ee Hirshabeelle Cali C/laahi Cosoble. Waxaa munaasabadda ka qeyb...

View Article
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live