Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live

Toos u daawo Xaflada Caleema Saarka Madaxweynaha Hirshabeelle.

SNTV NEWS

View Article


Madaxweyne ku-xigeenka dawlad goboleedka Puntland oo la kulmay xubnaha Aqalka...

Madaxweyne ku-xigeenka dawlad goboleedka Puntland Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta kulan la qaatay xubnaha aqalka sare ee dawladda Federaalka Soomaaliya u matalaya Puntland, kuwaas...

View Article


Siminaar lagu baranayay Ilaalinta Caafimaadka Bulshada oo lagu qabtay Degmada...

Siminaarkaan oo ay soo qaban qaabiyeen hay’adda Daryeel iyo Ururka Wadaniga ee SOSDA isla markaana ahaa mid lagu baranayay sida loo ilaalin karo caafimaadka bulshada ayaa loo qabtay ilaa 30 qof oo ka...

View Article

Madaxweynaha Soomaaliya oo Madaxda Hirshabeelle ku bogaadiyay inay xaliyaan...

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in munaasabadda maanta loogu dabaal degayo ay tahay mid si wada jir ah loo qabtay, isla markaana aysan jirin...

View Article

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

View Article


Puntland oo Hambalyo ah u dirtay Maamulka Cusub ee Hir-Shabeelle

halkan hoose ka akhriso War-saxaafadeedka Puntland ugu hambalyeeyneyso dhameystirka dowladgoboleedka Hirshabeelle.

View Article

Daawo Sawirrada: Bandhig-dhaqameed lagu qabtay London

Barnaamijkan  oo ah mid sanadkiiba halmar ka qabsooma dalkan ingririiska, ayaa jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalkaasi  ku soo bandhigeen hiddaha iyo dhaqanka Soomaalida. Bandhigan ayaa sanadkan...

View Article

Bandhig dhaqameed lagu qabtay London +Sawirro

Bandhig dhaqmeed ku saabsan Hiddaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed ayna ka qeybgaleen Jaaliyadda Somalida eek u dhaqan Dalka Ingiriiska ayaa lagu qabtay magalada London ee wadankaasi. Barnaamijkan bandhig...

View Article


Madaxweynaha Soomaaaliya oo baaq u jeediyey gudiga doorashooyinka Dadban ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay khudbad ka jeediyey xafladii caleema saarka ee madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdulaahi Cosoble ayaa waxa uu fariin baaq ah u soo jeediyey...

View Article


Dowladda Turkiga oo gawaari nooca aan rasaasta karin ugu deeqday Taliska...

Dowladda Turkiga oo aan walaalaha nahay ayaa Basas Nooca aan rasaasta Karin ah ugu deeqday Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, waxaana kala wareegay Basaskan Safiirka Dowladda Soomaaliya u fadhiya...

View Article

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay howlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab iyo...

Madaxweynaha Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa wareysi dhinacyo badan taabanayo siiyey taleefishinka Qaranka Soomaaliya , madaxweynaha ayaa wareysigan bixiyey xili uu ku sugnaa magaalada jowhar...

View Article

Ciidamo ka tirsan AMISOM oo gaaray Cadaado

Qeybtii ugu horeysay ee ka tirsan ciidamada Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa gaaray magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah u ah dowlad goboleedka Galmudug, kuwaasi oo ka qeyb qaadan doono...

View Article

Qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda Ganacsiga oo tababbar loogu soo xiray...

Shaqaalaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa tababbar la xariira arrimaha horumarinta shaqaalaha Wasaaradda loogu soo gabo gabeeyay Caasimada dalka Turkiga ee Ankara....

View Article


Shirkanadda Nadiifinta deegaanka oo qorsheyneyso dib u soo celinta bilicda...

Shirkada nadiifinta deegaanka ee ECCO oo dhawaan laga hir geliyaya magaalada Muqdisho isla markaana uu xariga ka jaray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay wadaa qorshe ay ku...

View Article

Qoysaskii ka barakacay colaadda Gaalkacyo oo biyo dhaamin loo sameeyay “SAWIRRO”

Xilli ku dhawaad sodan kun oo qoys  oo ka barakacay magaalada Gaalkacyo ay ku sugan yihiin deegaanada ku dhaw magaalada isla markaana ay heysato dhibaatooyin la xariira dhanka adeegyada aas aaska u ah...

View Article


Qarax gaari oo ka dhacay inta u dhexeysa Taalada Daljirka iyo Isgoyska...

Hal qof ayaa ku dhintay labo kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii uu gaari ku qarxay inta u dhexeysa Isgoyska Boondheere iyo taalada Daljirka Dahsoon. Qaraxa ayaa la sheegay in uu ka dhashay gaari...

View Article

Ra’iisul Wasaare Cumar oo markale ku baaqay in la joojiyo colaadda Gaalkacyo

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali  Sharma’arke  oo manta dib ugu soo laabtay magalada Muqdisho ayaa  ugu baaqay Maamul goboleedyada Puntland iyo Galmudug...

View Article


Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo, marka laga...

View Article

Magaalada Cadaado ayaa laga dareemayaa u diyaar garowga hanaanka...

magaalada Cadaado ayaa waxaa laga dareemayaa u diyaar garowga hanaanka doorashooyinka dalka  gaar ahaan doorashada xildhibaanada aqalka hoose ee baarlamaanka dowladda Federalka ah ee Soomaaliya....

View Article

Magaalada Gaalkacyo oo saakay markale dagaal ka dhacay.

Xaaladda magaalada Gaalkacyo ayaa saaka kacsan, iyadoo gudaha magaalada laga maqlayo rasaas xoogan oo ay is weydaarsanayaan ciidamada labada maamul ee Galmudug iyo Putland. Dagaalada xoogan ayaa saakay...

View Article
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live