Amiirkii hore ee dalka Qadar Sheekh Khaliifa Bin Xamdi oo geeriyooday
Amiirkii hore ee dalka Qadar Sheekh Khaliifa Bin Xamdi ayaa la shaaciyay in uu ku dhintay magaalada caasimadda ah ee Doxa oo xarun u ah dalkaasi. Sheekh Khaliifa Bin Xamad Al-Tani ayaa maalinimadii...
View ArticleDowlada Norwey oo dib usoo celineyso qaxooti Soomaaliyeed
Dowlada Norwey ayaa shaacisay in ay sharciga kala laaban doonto islamarkaana dib usoo celin doonto qaxooti badan oo Soomaaliyeed. Tirada qaxootigan oo lagu sheegay 1600 oo Soomaali ah ayey dowlada...
View ArticleR/wasaare ku xigeenka: “Qorshaha Horumarinta Qaranka waa mid dalka horumar...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa maanta gudoomiyay shir ku saabsanaa sidii loo waafajin lahaa miisaaniyadda 2017 qorshaha horumarinta...
View ArticleMadaxweynaha oo maanta kormeeray xarunta gaadiidka gurmadka degdega ee Muqdisho
Madaxweynaha Jamhuuriuyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Shekkh Maxamuud ayaa maanta kormeeray xarunta gaadiidka gurmadka deg dega ah ee Muqdisho. Madaxweynaha J.F. Soomaaliya, Xasan Sheekh...
View ArticleXaaladda magaalada Gaalkacyo oo saaka deggan
Xaaladda Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa saaka degan kaddib markii maalmihii la soo dhaafay ay ku dagaalameen ciidamo kala taabacsan maamullada Galmudug iyo Puntland. Qaramada Midoobay ayaa...
View ArticleShir looga hadlayo isbedelka cimilada adduunka oo ka furmay Cape town +Sawirro
Shir looga hadlayay isbedalka Cimilada Adduunka iyo dhibaatada ay ku heyso Soomaaliya ayaa maanta ka furmay magaalada Cape Town ee Dalka Koonfur Afrika, kaasoo socondoono muddo seddex cvisho ah....
View ArticleCiidamada AMISOM oo fashiliyay qarax lala damacsana xero ay ku laaheen...
Wararka aynu ka heleyno magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in gaari uu ku qarxay meel ka baxsan xero ay ciidamada AMISOM ee Jabuuti ay ku lahaayeen galbeedka magaalada Beledweyne. Gaarigan oo ahaa...
View ArticleQarax loo adeegsaday gaari oo goordhaw ka dhacay koofurta Turkiga
Qaraxan ayaa ka dhacay Goob gawarida la dhigta meel ku dhaw warshad ganacsi oo ku taala magaalada Antalya koofurta Turkiga sida ay sheegayaan warbaahinta gudaha Turkiga waxaa halkaasi ka dhashay...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo si kulul u cambaareeyey qaraxii Beledweyne
Muqdisho, 25 October 206 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxmuud ayaa si kulul u cambaareeyey qaraxii ismiidaaminta ee maanta ka dhacay galbeedka magaaladda...
View ArticleWasiirka Warfaafinta oo cambaareeyay weerarkii lagu qaaday xerada ciidamada...
Wasiirka Wasaarada warfaafin xukukuumada soomaaliya Maxamed Cabdi xayir”Maareeye” oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada muqdisho ayaa cambaareeyay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee lagu qaaday xarun...
View ArticleShir ku saabsan hormarinta ganacsiga soomaaliya oo la qabtay
Shirkaaan oo ku saabsanaaa hormarinta ganacsiga soomaaliya ayaa waxaaa ka qayb galay wasiirka ganacsiga iyo warshaha xukumada soomaaliya ganacsatto isugu jirtay rag iyo dumar iyo beeralay iyo...
View ArticleRW ku-Xigeenka dalka oo la kulmay wafdi heer sare ah oo ka socday dowladda...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaaalka Soomaaliya ayaa maanta la kulmay kaaliyaha xoghayaha arimaha dibadda iyo safiirka mareykanka u fadhiya Soomaaliya. Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa...
View ArticleRa’iisul Wasaare Sharma’arke “Ciidanka Hiil Walal waxa ay dhiigoodda u hureen...
Ra’iisul wasaaraha Xukumadda federalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa si kulul u cambaareeyey qaraxii ismiidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay galbeedka magaaladda...
View ArticleMadaxweynaha dowlad goboleedka Puntland oo dhagax dhigay waddooyin “SAWIRRO”
Madaxweynaha dawlad goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta kormeer shaqo kusoo maray qaybo kamida magaalada Bosaaso ee xarunta ganacsiga u ah Puntland. Kormeerka uu maanta ku...
View ArticleAgaasimaha Guud ee Wasaaradda Boostada oo ka qeyb galay Shir lagu qabtay...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Dawladda federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Xaaji Cabdi ayaa magaalada Hammamet ee dalka Tunisia waxa uu kaga qeyb galay shirweyne caalami ah oo...
View Article