Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Ciidamada AMISOM oo fashiliyay qarax lala damacsana xero ay ku laaheen Beledweyne

$
0
0
Wararka aynu ka heleyno magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in gaari uu ku qarxay meel ka baxsan xero ay ciidamada AMISOM ee Jabuuti ay ku lahaayeen galbeedka magaalada Beledweyne. Gaarigan oo  ahaa nooca yar ee xamuulka qaada ayeey ciidamadu rasaas ku fureen marki  uu usoo dhawaaday xero ay ciidamada Jabuuti ku lahaayeen galbeedka Beledweyne kaddibna gaarigii ayaa halkaasi, ku qarxay. Lama oga qasaaraha ka dhashay qaraxaasii laakiin waxaa la xaqiijiyay in ay jiraan dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad rayid ah. Wixii ku soo kordha halkan kala soco.    

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles