Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay howlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab iyo arrimo kale “Dhageyso”

$
0
0
Madaxweynaha Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa wareysi dhinacyo badan taabanayo siiyey taleefishinka Qaranka Soomaaliya , madaxweynaha ayaa wareysigan bixiyey xili uu ku sugnaa magaalada jowhar oo uu uga qeyb galaayey xaflada Caleema Saarka madaxweynaha Hirshabeelle. Madaxweynaha ayaa wareysigiisa uga hadlay maamul goboleedyada ka jira dalka iyo kuw aan weli dhismin ee la rajeynayo in la dhiso , sidoo kale  Madaxweynaha ayaa ka hadlay dagaalka ay dowlada kula jirto Alshabaab iyo dhinacyo kale oo badan. HOOS KA DHAGEYSO WAREYSIGA

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles