Nin loo heysto burburinta taariikhda magaalada Timbuktu oo ICC la geeyay
Maxkamadda dambiyada dagaalka ee caalamka oo loo soo gaabiyo ICC ayaa maanta qaaday dacwad nooceeda tii ugu horeysay ah, Axmed Al-Faqi Al-Mahdi oo kamid ah hogaamiyeyaasha kooxda Ansaaru diin ee ka...
View ArticleDeegaano Baay ka tirsan oo Al-shabaab lagala wareegay maanta
Ciidanka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed oo garab ka helaya kuwa xukuumadda Soomaaliya ayaa Al-shabaab kala wareegay deegaanka Buulo-xaawo oo yaala inta u dhaxeysa Bardaale iyo degmada Qansax-dheere...
View ArticleJohn Kerry: Soomaaliya Waxa Ay Samaysay Horumar Aan La Qiyaasi Karin-SAWIRRO
Wasiirrada arrimaha dibadda ee dalalka Bariga Afrika iyo xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka John Kerry ayaa maanta ku kulmay magaallada Nairobi ee dalka Kenya. Shirka ayaa looga hadlay xaaladda...
View ArticleKenyatta : AMISOM 2018 waa ay ka bixi doontaa Soomaaliya
Kenya iyo dowladaha kale ee bariga Afrika ayaa bilaabi doona in ay ciidankooda kala baxaan Soomaaliya sanadka 2018 maadaama xaaladda amni ee Soomaaliya ay soo hagaagtay, sidaa waxaa xoghayaha arimaha...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay dhaxal sugaha Imaaradda Abu Dhabi
Mudane Shaikh Mohammad Bin Zayed Al Nahyan, oo ah dhaxal sugaha imaaradda Abu Dhabi isla markaana ah ku xigeenka taliyaha ciidanka qalabka sida ee wadanka isu tagga imaaraadka Carabta ayaa la kulmay...
View ArticleKenya: ammaanka xadka wuu wanaagsan yahay
Ciidanka ilaalada xadka Kenya ay la leedahay Soomaaliya ayaa waxaa ay awood u yeesheen in ay ka hortagaan in Al-shabaab ay burburiyaan biraha isgaarsiinta deegaanada gobolka woqooyi bari ee dalka...
View ArticleRa’iisul wasaaraha Kanada oo difaacay dharka haweenka Muslimka ah
Ra’iisul wasaaraha dalka Kanada Justin Trudeau ayaa sheegay in uu difaacayo xuquuqda shakhsiga iyo xoriyadiisa mar wax laga weydiiyay in Kanada sida France oo kala ay mamnuucayso dharka ay xirtaan...
View ArticleWill Soomaali ah oo lagu dilay Sweden-Sawirro
Sideed sano jir Soomaali ah ayaa ku dhintay weerar ka dhacay magaalada Gothenburg ee Caasimada labaad ee dalka Sweden. Weerarkaasi ayaa waxaa uu dhacay kadib markii hoy ay degenaayeen qoys Soomaali...
View ArticleJohn Kerry: Soomaaliya Waxa Ay Samaysay Horumar Aan La Qiyaasi Karin
Wasiirrada arrimaha dibadda ee dalalka Bariga Afrika iyo xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka John Kerry ayaa maanta ku kulmay magaallada Nairobi ee dalka Kenya. Shirka ayaa looga hadlay xaaladda...
View ArticleGuddiga qabanqaabada aaska qaran ee marxuum S/Guud Samantar oo shir ku...
Ku-Simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta kulan la yeeshay Guddiga...
View ArticleGolaha Wasiirada Galmudug oo yeeshay kulan aan caadi ahayn
Kulankan aan caadi ahayn ee maanta golaha Wasiirada dawlad goboleedka Galmudug ay Cadaado ku yeesheen ayaa waxa ay kaga hadleen arrimaha maaliyadda deegaanka, diyaarinta miisaaniyadda sanadka soo...
View ArticleMadaxweynaha Jubbaland oo qado sharaf u sameeyey Xulka kubadda cagta ee...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta qado sharaf u sameeyay Cayaartooyda Xulka Jubbaland ee ka qayb galay Cayaarahii Dowlad Goboleedyada ee dhawaan ka qab...
View ArticleGudiga doorashooyinka dadban oo Baydhabo kulan ugu qabtay odayaal dhaqameed
Magaalada Baydhabo waxa odiyaasha dhaqanka uga furmay kulan waciigalin ah oo ay soo qabanqaabiyeen Guddiyada Doorashooyinka dadban ee heer Qaran iyo kan maamulka Koofurgalbeed. Kulanka oo socondoono...
View ArticleDanjiraha Soomaaliya ee Baxreyn oo laga gudoomay warqadaha aqoonsiga
Danjire Daahir Maxmuud Geelle, ayaa nuqulka warqadihiisa aqoonsiga Danjiranimo gudoonsiyay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Boqortooyada Bahreyn Sheekh Khaalid Bin Axmed Al-khaliifa. Danjire Daahir Maxmuud...
View ArticleDaawo Sawirrada: Dhul gariir saaka ka dhacay dalka Talyaaniga
Dhul gariir quawoodiisu gaarayso 6.2 oo ah cabirka qiyaasta Rektarka dhul gariirada lagu cabiro ayaa waaberigii Saaka ka dhacay bartamaha dalka Taliyaaniga. Dhulgariirkan oo ka dhacay meel qiyaastii 76...
View ArticleBoqollaal ka tirsan saraakiisha ciidamada Turkiga oo shaqada laga fariisayay
Golaha sare Shuurada Ciidamada dalka Turkiga ayaa gaaray qaraar ay shaqada Ciidamada uga fariisinayaan 586 Sarkaal darajadoodu tahay Colonel, ka gadaal markii ay Goluhu kula isugu yimaadeen...
View ArticleMadaxweyne ku xigeenka Mareykanka oo maanta booqanaya dalka Turkiga
Madaxweyne ku xigeenka Dalka Mareykanka Joe Biden ayaa maanta safar ku tagaya Wadanka Turkiga. Safarka Madaxweyne ku xigeenka ayaa waxa uu u muuqdaa mid la xariirta dib u soo celinta xiriirkii...
View ArticleTaliye ku xigeenka Ciidamada Booliiska Soomaliyeed oo kormeeray xarumaha...
General Bashiir Cabdi Maxamed Taliye ku xigeenka labaad ee Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa maanta kormeer uu ugu kurgalayo xaaladda Ciidanka Booliiska Galmudug ku tagay qaar ka mid ah xarumaha...
View ArticleBuundada weyn ee deeganka Tixsiile oo la dayactiray+SAWIRO
Waxaa dayactir lagu sameeyey Buunda muhiim ah oo ku taalla deegaanka Tixsiile ee gobalka Shabeelada hoose, waxaana xarigga laga jaray shalay oo Talaado ah. Deegaanka Buundada ku taalo ayaa sidoo kale...
View Article