Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Boqollaal ka tirsan saraakiisha ciidamada Turkiga oo shaqada laga fariisayay

$
0
0
Golaha  sare Shuurada  Ciidamada dalka Turkiga ayaa gaaray qaraar ay  shaqada Ciidamada uga fariisinayaan 586 Sarkaal darajadoodu tahay Colonel, ka gadaal markii ay Goluhu kula isugu yimaadeen Caasimadda dalka Turkiga ee Ankara. Sida ay soo warisay Wakaaladda Wararka Turkiga ANADOL, Saraakishaasi  waxay isugu jiraan Ciidamada Dhulka, Badda iyo Cirka. Bayaan ay soo saareen Golaha Sare Shhuurada Ciidamada Turkiga ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Erdogan uu asnsiyay Qaraaka ay gaareen Golahaasi.

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles