Jaamacadda Umadda oo soo bandhigtay Fursado Shaqo Halkaan ka Aqriso
JAAMACADDA UMMADDA SOOMAALIYEED Tartan jagooyin bannaan Waxay jaamacadda ummaddu u soo bandhigaysaa dhamaan Ummaadda soomaaliyeed tartan furan oo loo galayo jagooyin ka bannaan...
View ArticleTaliyaha Hogaanka Canshuuraha ee Ciidanka Booliiska oo ka Tacsiyeeyay Geerida...
Taliyaha hogaanka ilaalinta canshuuraha ee Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Jenaraal Cabdulaahi Xasan Bariise oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Allaha u naxariistee...
View ArticleWasiir Caynte : Mashaariic aysan ogayn Dowladda lagama fulin karo Dalka
Wasaaradda qorshaynta dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay dabagal ku sameysay Mashaariicda hay’adaha caalamiga ah ay ka wadaan gudaha dalka Soomaaliya. Wasiirka wasaaradda qorshaynta...
View ArticleMo Farah oo markale ku guuleystay orodka Shanta Kun
Orodyahanka Mo farah oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Soomaaliya, isla markaana haysta dhalashada wadanka Britain ayaa mucjiso kale ka sameeyay ciyaaraha Olombikada ee ka socda dalka Brazil, kadib markii...
View ArticleQaraxyo loo adeegsaday baabuur oo goor dhaweyd ka dhacay Gaalkacyo
Laba qarax oo is xig xgigay ayaa barqanimadii maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Qaraxyadan oo loo adeegsaday gaawaari walxaha qarxa lagu soo xiray ayaa ka dhacay suuqa xero...
View ArticleHorjooge Ka tirsan Maleshiyaadka Al- shabaab Oo Lagu Qabtay Degmada Baardheere
Maamulka degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegay in ay qabteen madaxii Al-Shabaab u qaabilsanaa Qaraxyada degmada Baardheere. Taliyaha Amniga degmada Baardheere Col. Xuseen Cumar Xasan oo la...
View ArticleXildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Oo Booqday Degmada Luuq
Xildhibaan Mahamed Ali Hussen(Daqare) oo ka tirsan Baarlamaanka federaalka soomaaliya ayaa booqasho kormeer ah ku tagay Degmada Luuq ee Gobolka Gedo, isagoo u kuur galay xaaladda Guud dad iyo Duunyaba...
View ArticleGudoomiyaha Cusub Ee Maxkamada Sare Maamulka Puntland Oo Xilkiisa La wareegay...
Madaxweyne kuxigeenka dawlad goboleedka Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta 21 Agoosto, 2016 xarunta Maxakamadda Sare ee dawladda Puntland kaga...
View ArticleXafiiska siyaasadda Qaramada Midoobay Soomaaliya oo Cambaareeyay Qaraxyadii...
Xafiiska Siyaasadda Qaramada Midoobay ee UNSOM, ayaa cambaareeyay qaraxyadii mataanaha ahaa ee maanta oo Axad ah ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee Caasimadda Gobolka Mudug. Qaramada midoobay, ayaa...
View ArticleTirada dadka ku dhintay Qaraxyadi Gaalkacyo oo gaartay 32 qofood
32 qofood oo rayid u badnaa ayaa ku geeriyootay laba qarax oo barqanimadii maanta ka dhacay waqooyiga magaalada Gaalkacyo tiro intaa ka badana wey ku dhaawacmeen. Dadkii ku dhaawacmay qaraxyadaasi ayaa...
View ArticleDaawo Sawirrada: Gudoomiyaha cusub ee degmada Dharkeynleey oo maanta xilka la...
Gudoomiye Ku Xigeenka kowaad ahna ku xigeenka Maamulka iyo MaalIyadda ee Mamulka Gobolka Banaadir Mudane Ismaacil Macalin Cabdi Guure, Xildhiban Xasan Macalin, saraakil ciidan iyo mas’uuliyin kale...
View ArticleDaawo Sawirrada: Badeecado dhacay oo lagu qabtay dekadda Muqdisho
Ciidamada ammaanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay badeecado dhacay oo rarnaa ganacsato Soomaaliyeed taasoo la doonayay in lagu iibiyo suuqyada Muqdisho. Sarkaal ka tirsan...
View ArticleJaamacadda SIU oo safka hore ka gashay tayaynta tacliinta sare ee Soomaaliya...
Xafllad si heer sare ah Maamulka Jaamacadda SIU usoo qabanqaabiyay ayaa maantay lagu qabtay Muqdisho. Xafladaan oo ay kasoo qayb galeen Wasiiro, Xildhibaanno, arday, waalidiin, aqoonyahano iyo marti...
View ArticleWasirka arrimaha gudaha ee Xukuumadda Federaalka oo booqday dugsiga...
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaliya mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen “Odowaa” oo ay wehliyaan saraakiil ciidan iyo guddoomiye ku-xigeenka gobolka banaadir ee dhanka...
View ArticleRa’iisul wasaare Cumar oo Cambaareeyey Qaraxii ka dhacay Gaalkacyo
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa cambaareeyey weerar is-qarxin ah oo maanta lagu qaaday xarunta dawladda hoose ee degmada Gaalkacyo,...
View ArticleMadaxweynaha iyo Guddoomiyaha baarlamaanka oo cambaareeyay weerarkii...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in kooxaha argagixisada guuldarrooyin culus oo ku habsadey awgeed ay doonayaan inay gummaadka shacabka u...
View ArticleJohn Kerry oo la kulmi doona wasiirada arimaha dibadda bariga Afrika
Xoghayaha arimaha dibadda ee dalka Mareykanka John Kerry ayaa maanta sideed kamid ah wasiirada dalalka Afrika waxaa uu kula kulmi doonaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya, ayagoo ka wadahadli doono...
View ArticleWasiiru Dowlaha Warfaafinta oo la kulmay Wasiirka Warfaafinta ee Suudaan iyo...
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamuud Cabdi Xasan Bekos oo ka qayb galaya shir looga hadlayay kaalinta Warfaafinta ku qaadan karto ka hortaga iyo ciribtirka...
View ArticleDaawo sawirada xafladii Olympickada oo xalay la soo gunaanaday
Xafladii lagu soo gabagebeynaayay cayaaraha Olympicda ayaa xalay lagu qabtay garoonka weyn ee Marakaana oo ku yaala magaalada Rio de janerio ee dalka Brazil, iyadoo calanka Olmpicda sida caadiga aheyd...
View ArticleWakiilka QM oo Kismaayo kula kulmay madaxweynaha Jubbaland-Sawirro
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbalanad iyo wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee qaramada midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa saaka si wadajir ah saxaafada ugula hadlay aqalka martida ee...
View Article