Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Jaamacadda Umadda oo soo bandhigtay Fursado Shaqo Halkaan ka Aqriso

$
0
0
JAAMACADDA UMMADDA SOOMAALIYEED Tartan jagooyin bannaan Waxay  jaamacadda  ummaddu  u  soo  bandhigaysaa  dhamaan  Ummaadda  soomaaliyeed  tartan furan  oo  loo  galayo  jagooyin  ka  bannaan  jaamacada  ummadda  Soomaaliyeed.waxayna  kala yihiin sidatan hoos ku qoran. Hormuudka kulliyadda Ingineeriyada (Dean Faculty of Engineering) Kaaliyaha xafiiska rektarka SHURUUDAHA LOOGA BAAHAN YAHAY HORMUUDKA KULLIYADDA ENGINEERIYADA: Waa inuu  yahay ugu  yaraan Master degree of engineering (Civil, electrical and  mechanical engineering) Waa inuu leeyahay khibrad maamul ugu yaraan 3 sano Waa inuu soo noqday bare jaamacadeed, leeyahayna 5 sano oo khibrad ah Waa inuu luqadda Englishka si fiican u yaqaan ku hadal, qoraal iyo akhrisba Waa in aysan da,diisu ka yareyn 35 sano Waa inuu leeyahay dad la shaqeyn (team worker) Waa inuu ku fiican yahay isticmaalka computerka Waa in uusan laheyn wax balwad ah SHURUUDAHA LAGA DOONAYO KAALIYAHA XAFIISKA REKTARKA Waa inuu yahay ugu yaraan bachelor of administration (BA) Waa inuu  si  fiican  u  yaqaan  luqadaha  (Ingiriisiga  iyo  Carabiga  &    Somaliga)  ku  hadal  , Qoraal, iyo akhrisba, Waa inuu aad ugu fiican yahay isticmaalka Computerka Waa in aysan da,diisu ka yaraan 25 sano Waa inuu leeyahay khibrad shaqo ugu yaraan 2 sano oo aqoontiisa la xariirta Waa in uusan laheyn wax balwad ah Waa inuu ku fiican [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles