Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live

Madaxweynaha oo baaq ku aaddan doorashooyinka u diray shacabka Soomaaliyeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa baaq ku aaddan doorashooyinka 2016-ka dhacaya u diray qeybaha kala duwan ee bulshada iyo beesha caalamka....

View Article


Qaxwadu ama Bunka  waxay ka hortagtaa dhibaatada wadna xanuunka.

Qaar ka mid ah bulshada ayaa u arka Bunka ama qaxwadu inay ka mid tahay caado dhaqameedka aan laga maarmin, halka kuwo kalena ay u arkaan caado xun oo caafimaadka wax u dhibta, hase ahaatee cilmibaaris...

View Article


Degmo ka mid ah Gobolka banaadir oo la Abaal mariyay

Munaasabad kooban oo lagu qabtay dagmada xamar jajab isla markaana ay ka soo qeyb galeen gudoomiye ku xigeen ka koowaad ee maamulka gobolka banaadir ayaa waxaa lacag 50 malyan oo shilinka soomaaliga ah...

View Article

Golaha Wasiiradda oo Bogaadiyay Shirkii Golaha Qurbajoogta Sooomaaliyeed.

Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankii khamiislaha ahaa ayaa ka hadlay qodobo ay kamid yihiin, xaalada siyaasadda dalka iyo daba-galka hantida qaranka, waxaana kulanka maanta...

View Article

Dhageyso: Warka Radio Muqdisho

Dhageyso: Warka Duhur Ee Radio Muqdisho

View Article


Marwada Madaxwaynaha oo kulan la qaadatay ururada haweenka Degmooyinka...

Marwada Madaxwaynaha Dalka Maamo Sahra Cumar Xasan ayaa maanta kulan la qaadatay Ururada Haweenka Dagmooyinka Gobolka Banaadir iyaga oo ka wada hadalay arrimo kala duwan oo khuseeya hormarinta,Sidoo...

View Article

Ciidanka Amaanka oo ka hortagay Qarax Shacabka lagu waxyeelayn lahaa

Ciidanka Amaanka ayaa fashiliyay  Gaari ay saran yahiin waxyaabaha Qarxa oo kooxda Aragagxisa ay doonayeen in ay ku dhibaateeyaan Umadda Soomaaliyeed ee Muslimiinta ah. Ciidamada NISSA ayaa ka war...

View Article

Wasiiru Dowlaha W. Warfaafinta oo Khartuum uga qeybgalay shir ku saabsan ka...

Shirkan oo looga hadlayay arimaha Xag jirka iyo ka hortaga Tahriibka  ayna soo qaban qaabisay Jaamacadda Carabta  oo la kaashaneesa Wasaaradda Warfaafinta Dowladda Suudaan  ayaa lagu marti qaaday...

View Article


Arday loo sameeyay xaflad qalin badalasho ah “SAWIRRO”

Daawo sawirada arday ka qalin badalatay Machadka Al-imra, kuwaasi oo bartay culuumta qeybaheeda kala duwan. Sawir Qaade:- Fahad Cabdi Gaas

View Article


Wasiir Odawaa “Dowladda dhexe waxa ay ka shaqaynaysaa wadahadalo dhexmara...

 Wasiirka Arimaha Gudaha  iyo faderaalka Dowaldda Soomaaliya mudane C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) iyo Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Ayaa booqasho ku tagay magalada Godinlabe ee maamul goboleedka...

View Article

Wafdi Ka Socday SAF oo kormeeray MCHka iyo Iskuulka Garas Bintow ee Degmada...

Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha Ururka Somali Asal Foundation Eng. Mohed Shariif Mohamed ayaa kormeer ku tagey Iskuulka iyo MCH ka Garasbintow ee degmada Balcad, isla markaana ay xog wareesteen qaar...

View Article

Taliyaha ciidanka Asluubta oo isbadal muuqdo ka sameeyay xabsiyada dalka...

Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed waxa ay ka mid yihiin Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliyeed, waxaana la Aas-aasay 22kii Febraayo 1970 kii Taliyihii ugu horeeyey ee Ciidankaasina waxa uu ahaa AUN S/gaas...

View Article

Mo Farah oo la siin doono darajada ay bixiso boqoradda UK ee Knighhood

Orodyahanka Mo Farah ee heesta Dhalashada dalka Britain una dhashay Soomaaliya  ayaa lagu wadaa in la siiyo abaal marinta darajada sare oo ay bixiso Boqarada UK loona yaqaano Knighhood. Mo Farah ayaa...

View Article


Wasiirka Amniga: Bandhiga Carwada Buugaagta Muqdisho waa astaan Nabbad iyo...

Wasiirka amniga gudaha ee xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa bogaadiyay Bandhigga buugaagta Muqdisho oo sanadkii labaad lagu qabanayo magaalada Muqdisho. Wasiirka oo...

View Article

Madaxweynaha oo ka tacsiyeeyay geeridi ku timid S/guud Maxamed Cali Samatar

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u direy qoyskii, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee marxuum S/Guud Maxamed Cali Samatar oo xilal...

View Article


Akhriso oo Daawo taariikhda S/guud Maxamed Cali Samatar

Allaha u naxariistee S/Guud Maxamed Cali Samatar wuxuu ka mid ahaa saraakiishii ciidamada Soomaaliyeed ee ugu horeeyay ee debeda wax barasho u aadda, markay soo noqdeena iyagu dhisay ciidamadii...

View Article

Fadhiga baarlamanka oo maanta looga hadlayo qodobo ay ka mid yihiin dib u...

Mudanayaasha Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay maanta kulan ku yeeshaan xaruntooda golaha shacabka ee magaalada Muqdisho. Xildhibaan Maxamed Cumar Maxamuud oo ah hab dhowraha...

View Article


Booliiska Ruwanda oo toogasho ku dilay rag lagu eedeeyay argagixisanimo

Wararka ka imaanaya dalka Ruwanda ayaa sheegaya in Booliska dalkaasi ay  magaalada Bugarama ku dileen sadex qofood oo lagu tilmaamay iney ahaayeen argagixiso. Saddexdan qofood ayaa lagu eedeeyay inay...

View Article

Ra’iisul Wasaare Cumar oo ka Tacsiyeeyey geerida Marxuum Cali Samatar.

Muqdisho, August 20, 2016…..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke wuxu tacsi u dirayaa qoyskii, qaraabadii, ehelkii, asxaabtii iyo shacabka Soomaaliyeed,...

View Article

Wasiir Diini “Marxuum  Cali Samatar Wuxuu ahaa Hoggaamiye kaalin weyn ka soo...

Muqdisho, August 20, 2016…..Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini  ayaa dhambaal tacsi ah u direy qoyska, ehelka iyo guud ahaan ummada Soomaaliyeed ee uu ka baxay Allaha...

View Article
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live