Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Marwada Madaxwaynaha oo kulan la qaadatay ururada haweenka Degmooyinka Gobolka “SAWIRO”

$
0
0
Marwada Madaxwaynaha Dalka Maamo Sahra Cumar Xasan ayaa maanta kulan la qaadatay Ururada Haweenka Dagmooyinka Gobolka Banaadir iyaga oo ka wada hadalay arrimo kala duwan oo khuseeya hormarinta,Sidoo kale waxa ay haweenka ku dhiiri gelisay  howlaha ay hayaan, Warwo Sahra Cumar ayaa goosatay  Kaarka Aqoonisga Muwaadin nimo ee Dowladda Hoose Xamar bixinayso, waxaana ay sheegtay in muhiimada wayn u leeyahay Kaarka Muwaadiniinta Soomaaliyeed, Loona Baahan yahay in loo fududeeyo sidii ay ku heli lahaayeen.    

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles