Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Ciidanka Amaanka oo ka hortagay Qarax Shacabka lagu waxyeelayn lahaa

$
0
0
Ciidanka Amaanka ayaa fashiliyay  Gaari ay saran yahiin waxyaabaha Qarxa oo kooxda Aragagxisa ay doonayeen in ay ku dhibaateeyaan Umadda Soomaaliyeed ee Muslimiinta ah. Ciidamada NISSA ayaa ka war helay gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa, iyada oo ay ciidadamu cayrsadeen Gaariga, kooxdiiw adatayna ay uga carareen isgoyska Siinaay ee Magaalada Muqdisho, halkaasna uu ku qarxay. Sida sheegtay Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee SONNA Faahfaahinta Wana idin soo gudbin doona insha allaah

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles