Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Jaamacadda SIU oo safka hore ka gashay tayaynta tacliinta sare ee Soomaaliya “SAWIRRO”

$
0
0
Xafllad si heer sare ah Maamulka Jaamacadda SIU usoo qabanqaabiyay ayaa maantay lagu qabtay Muqdisho. Xafladaan oo ay kasoo qayb galeen Wasiiro, Xildhibaanno, arday, waalidiin, aqoonyahano iyo marti sharaf kale ayaa waxaa  lagu sagootinayay in kabadan 80 arday oo ukala socdta Jaamcaddaha Makarere, University of Nairobi, Gulu University iyo Mbrara University of Science and Technology oo ku kala yaala Kenya iyo Uganda. Sidoo kale waxaa isla xafladaan lagu soo dhaweynayay 65 arday oo waxbarasho ku soo qaatay Jaamacaddo ku yaala bariga Afrika iyo sagootinta 12 macalin oo ka mid ah Jaamacadda SIU oo ayaguna takhasusaad dhakhtarnimo iyo Saynis iskugu jira Masters iyo Phd u aadi doona Jamacaddaha ay SIU xiriirka dhow la leeyihiin. Maahan markii ugu horeysay ee Jaamacadda SIU araday udirto dalka dibadiisa. Waxaay Jaamacaddu sanadihii lasoo dhaafay arday u kala dirtay dalalka Turkiga, Sudan, Kenya iyo Uganda. Waa markii ugu horeysay ee Jaamacad kutaala dalka ay barnaamij nuucaan oo kale ah ay u samayso ardayda wax kabarata si loo soo saaro arday aqoon iyo xirfadba u leh takhasusaadka caafimaadka iyo technology-da. Madaxa Arrimaha Waxbarashada ahna kusimaha Guddoomiyaha Jaamacadda SIU Prof. Dr C/risaaq Xasan Maxamed ayaa sheegay in hadafka guud ee loo aasaasay Jaamacada SIU uu ahaa in la [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles