Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live

Akhriso: Madaxda Mareykanka ee ka badbaadday falal khaarajin ah “Qeybta 2-aad”

Tan iyo markii magaalada Philadelphia ee gobolka Pennsylvania  laga soo saaray baayaan cad oo ka soo baxay mustacmiraddii  Dalweynihii  Ingiriiska (Gteat Britain)  isla markaana lagu muujinaayey...

View Article


Madaxweynaha “Doorashooyinka dalka ka dhacay waa guul weyn oo ay Soomaaliya...

Muqdisho- 24 November 2016- Madaxweynaha Jmahuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay doorashooyinka Golaha Shacabka oo si habsami leh uga socda caasimadaha dowlad...

View Article


Galmudug oo guddi u saartay wax ka qabashada abaaro ka jira...

Dowlada Goboleedka Galmudug ayaa waxa ay warsaxaafadeed ka soosaartay Abaaraha xoogan ee ka taagan deeganada Galmudug isla markaana magacaawday gudi loo xilsaaray gurmadaka abaaraha Galmudug. Halka...

View Article

Wafdi uu hogaaminayay wakiilka Q. M. oo booqday, Kismaayo+Sawirro

Wafdi uu hoggaamiyano wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Michael Keating, uuna ka mid yahay wakiilka Midowga Afrika isana u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Ambassador Francisco...

View Article

Muwaaddin Soomaaliyeed oo lagu xiray Yugaandha

Taliyaha Ciidamada Booliska Degmada Busia, ee Dalka Yugaandha Nelson Nahabwe, ayaa sheegay inay Laamaha ammaanku xireen Maxamed Cabdi Cali oo Soomaali ah, markii lagaga shakiyay inuu ku lug la haa...

View Article


Kooxda Al-shabaab oo Malleeshiyaad looga dilay Gobolka Mudug

Toddoba ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa lagu dilay,tiro intaa ka badanna waa lagu dhaawacay, dagaal xooggan oo ka dhacay degaannada Dummaaye iyo Dabagalo oo hoos taga Degmada Xarar dheere ee Gobolka...

View Article

Dowlad Goboleedka Hir-shabeelle oo guddi u saaray colaadda Baladweyne

Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Hir-Shabeelle ayaa guddi ka kooban 21 xubnood u saaray colaadda ka taagan duleedka Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan. Guddigan nabadeynta ah ayaa waxa uu...

View Article

Madaxweynaha oo ku ammaanay Dowlad Gobolleedka Jubbaland dhameystirka...

Muqdisho 25-November 2016 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo iyo boggaadin u diray Dowlad Gobolleedka Jubbland oo soo dhameystiray qoondadii...

View Article


Bulshada Caabudwaaq oo bilowday dhismaha Jaamacadda Galgaduud University...

Dhismaha Jaamacadda Galgaduud University ayaa laga bilaabay Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud waxaana wada jir u dhisaya bulshada Caabudwaaq oo gacan ka helaya qurba joogta Soomaaliyeed...

View Article


Horjooge ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay Gobolka shabeelaha Hoose

Cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed gaar ahaan Ciidanka Danab ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay xalay Deegaan ka tirsan degmadda Qoryooley ee Gobolka Shabeelaha Hoose. Saraakiil ka...

View Article

Madaxweynaha Puntland oo safarro shaqo ugu amba baxay Dalalka Ethiopia iyo...

Maxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa maanta safaro shaqo ugu amba baxay Dalalka Ethiopia iyo China. Safarkan ayaa waxaa ku wehelinayey...

View Article

Wejiga 3aad ee doorashada Aqalka Hoose oo maanta ka bilaabaneysa Baydhabo

Wajiga 3aad ee doorashooyinka Aqalka Hoose ayaa maanta lagu wadaa inay ka bilaabato magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay, kaasi oo ah wajiga ugu dambeeya ee doorashada xubnaha aqalka Hoose....

View Article

Xildhibaan Nadiifo Aadan oo sheegtay inay ka qeyb qaadan doonto u gurmashada...

Xilli qeybo ka mid ah gobollada dalka ay ku dhufteen abaaro saameeyay dadka iyo duunyada ayaa Xildhibaan Nadiifo Aadan Isaaq oo ka mid ah Xildhibaanada  cusub ee Aqalka Hoose ee baarlamaanka Soomaaliya...

View Article


Guddoomiyaha degmada Waaberi oo ku baaqay in laga wada qeyb qaato amniga iyo...

Guddoomiyaha degmada Waabari ee gobolka Banaadir Mudane Xuseen Maxamed Culusow oo dhawaan la wareegay xilka guddoomiyenimo ayaa ugu horeyn ugu baaqay bulshada ku dhaqan degmada in ay ka qayb qaataan...

View Article

Guddiga abaaraha Puntland oo baaq u diray guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed...

  Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad goboleedka Puntland ahna guddoomiyaha guddiga abaaraha Cabdixakiin Xaaji Cadulaahi Cumar Camey ayaa baaq u diray Ummadda Soomaliyeed gaar ahaan shacab reer puntland...

View Article


Deg deg: Ciidamada amniga oo gacanta ku dhigay ninkii watay gaari goor dhaw...

Gaari nuuca raaxada ah ayaa goor dhow ku qarxiyey aga gaarka suuqa barta ee wadada Afasiyoone ee magaalada Muqdisho. Lama oga qasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay gaarigaasi qarxiyey, hase ahaatee...

View Article

Maxaad ka taqaan Taariikhda Madaxweynihii hore ee Cuba  Fidel  Castro oo...

Telefishinka dowladda Cuba ayaa shaaciyay in hogaamiyihii hore ee dalka Cuba Fidel Castro oo loo yaqaanay aabihii kacaanka Kuba uu geeriyooday wuxuu ahaa 90 jir . Walaalkiis Raúl Castro oo hadda...

View Article


Madaxweynaha oo xarigga ka jaray xarunta Seyniska iyo Tiknoolajiyadda ee...

Madaxweynaha J. Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta Seyniska iyo Tiknoolajiyadda ee Ummadda Soomaaliyeed. Xarunta Kuliyadda Culuumta iyo Tiknoolajiyadda ee...

View Article

Madaxweynaha “Waxbarashadu waa maalgashiga ugu muhiimsan ee shacabka iyo...

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta xariga ka jaray Jaamicada Farsamada Gacanta ee Boliteknico oo ah goobtii uu Madaxweynahu wax ku soo bartay, isla...

View Article

Sawiro:Danjire Jamaal ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu soo bandhigayay...

Munaasabadan oo ay soo qabanqaabiyeen ururka dhalinyarada ee Islii Wood ayaa sidoo kale waxaa goob joog ka ahaa Xildhibaanka laga soo doorto degmada Kamakunji Yuusuf Xasan Cabdi iyo marti sharaf kale....

View Article
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live