Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Deg deg: Ciidamada amniga oo gacanta ku dhigay ninkii watay gaari goor dhaw ku qarxay Waddada Afasiyoone

$
0
0
Gaari nuuca raaxada ah ayaa goor dhow ku qarxiyey aga gaarka suuqa barta ee wadada Afasiyoone ee magaalada Muqdisho. Lama oga qasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay gaarigaasi qarxiyey, hase ahaatee wariyeyaasheena ayaa kusoo waramaya in xaaladu iminka ay dagantahay. Laamaha amniga ayaa xaqiijiyay inay gacanta ku dhigeen ninkii watay gaariga is qarxay, isaga oo dhaawac ah, kaasi oo iminka ku socoto howlo baaritaanno ah. Sidoo kale Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in hay’adaha amniga ay ku guuleysteen inay gacanta ku dhigaan ninkii watay gaariga is qarxay.

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles