Maamulka Gobolka Hiiraan oo ku guuleystay in ay kala qaadaan Ciidamadii isku...
Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa waxa uu ku guuleystay in uu kala qaado maleeshiyo beeleed maalmahan ku dagaalamayey Duleedka Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan...
View ArticleGudiga Xalinta Khilaafaadka oo soo saaray War saxaafadeed ay uga hadlayaan...
War-Saxaafadeed Ma jiro go’aan ka soo baxay Guddiga Xalinta Khlaafaadka Doorashooyinka, weli baaris baa socota Mogadishu, 27 November 2016 – Guddiga Madaxa Banaan ee Xallinta Khilaafaadka waxa uu la...
View ArticleDigada xoolaha oo noqotay ganacsi fiican oo leh seylado u gaar ah oo lagu...
Adeegsiga digada xoolaha oo loo isticmaalo bacrimiye dabiici oo lagu bacrimiyo beeraha, ayaa la sheegay inay leedahay faa,iidooyin farabadan oo ku saabsan kordhinta dhinaca wax soorka beeraha , sidaas...
View ArticleDowladda Yugaandha oo Ciidamo kale u soo direysa Soomaaliya
Dowladda Yugaandha ayaa shaacisay inay Soomaaliya u soo dirayso in ka badan 2,000 oo Askari oo dheeraad ah, kuwaasoo qeyb ka noqonaya Ciidamada howlgalka Nabad ilaalinta midowga Afrika ka jooga Dalka...
View ArticleXildhibaanno horleh oo lagu doortay doorashada Aqalka Hoose ee Jowhar “SAWIRRO”
Doorashada Aqalka Hoose ee ka socota magaalo madax Dowlad Gobolleedka ee Hirshabeelle ee Jowhar ayaa maanta lagu doortay seddex (3) mudane oo kala ah: Maryan Axmed Haaruun oo ku soo baxday 32 cod...
View ArticleCiidanka Nabad sugidda ee gobolka Hiiraan oo gacanta ku dhigay Miinooyin la...
Ciidanka Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa gacanta ku soo dhigay miinoyin kooxda UGUS ay ku uruursanayeen degaan ka Ceelgaal ee hoos yimaada magaalada Beledweyne. Saraakiisha ciidamada ee...
View ArticleGuddoomiyaha Maxkamadda sare iyo Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo gaaray...
Wafdigan ka soo degay garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo ayaa waxaa hogaaminayay xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir iyo sidoo kale guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka Ibraahim...
View ArticleCiidamada Dowlada oo la wareegay Deegaano ay iska soo abaabuli jireen...
Ciidamadda Dowladda Soomaaliya oo kaashanayo kuwa AMISOM ayaa la wareegay deegaano hoostaga dagmada Mahaday oo ay ku dhuumaaleysanayeen kooxda Al-shabaab. Ciidamada Dowlada iyo kuwa AMISOM ayaa iska...
View ArticleDiyaarad ka duushay Muqdisho oo shil ku gashay Nairobi
Diyaarad xamuul ah oo ka duushay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho ayaa shil ku gashay Gegida Diyaaradaha Joma Kenyatta Air Port ee Nairobi. Saraakiisha Garoonka ayaa sheegay inay si deg deg ah...
View ArticleDagaal xooggan oo haatan ka socda qaybo ka mida Gobolka Mudug
Wararka naga soo gaaraya degaannada Daba galo iyo Dumaaye oo hoos taga Degmada Xarar dheere ee Gobolka Mudug, ayaa sheegaya inuu Saakay halkaasi ka billoowday dagaal xooggan oo Gacmaha laysula tagay,...
View ArticleKulan looga hadlay arrimaha doorashooyinka oo lagu qabtay Muqdisho+Sawirro
Gudoonka Baarlamanka Prof. Maxamed Sheekh Cismaan “Jawaari” ayaa ka qeybgalay kulan looga hadlayay dardargelinta doorashooyinka aqalka hoose. Kulankaasi waxaa ka qeybgalay wakiilka Qaramada Midoobay...
View ArticleRW ku-xigeenka dalka oo shir guddoomiyay kulan dowlad goboleedyada looga la...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa maanta gudoomiyay kulan wadatashi ah oo u dhaxeeyay dowladda Federaalka iyo maamul goboleedyada dalka kaa...
View ArticleJabuuti iyo Midowga Yurub oo Iska kaashanaya horumarka
Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti Mohamed Ali Ahmed iyo Danjiraha Midowga Yurub u Jooga Jabuuti Adam Kolash ayaa ka wada hadlay Xoojinta iskaashiga iyo wax wada qabsiga laba dhinac. Kulan labadan...
View ArticleGuddiga Heer Federaal ee doorashooyinka dadban oo ka hadlay doorashada
Guddoomiyaha Guddiga Federal ee Hirgalinta doorashooyinka dadban Abuukaate Cumar Maxamuud Cabdulle Cumar Dhagey oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayuu kaga hadlay inuu dib u dhac ku yimi doorashada...
View ArticleDhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta ee Radio Muqdisho
Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo, marka laga...
View ArticleBooliiska Mareykanka oo baaraya wiil Soomaali ah oo weerar ka geystay...
Booliska iyo Hay’adaha danbi baarista Mareykanka ayaa wali baaritaan ku haya hooygii uu magaalada Columbus Ohio ka daganaa Abdirizak Ali Artan oo ah 20 jir Soomaali ah islamarkaana weerar mindi loo...
View Article