Madaxweynaha Talyaaniga oo warqadaha Aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha...
Madaxweynaha dalka Talyaaniga Sergio Matarella ayaa warqadaha aqoonsiga ee Danjirenimo ka guddoomay danjiraha cusub ee Dowladda Federalka Soomaaliya u fadhin doona dalka Talyaaniga, Mudane Cabdiraxmaan...
View ArticleGudoomiyaha maxkamadda sare oo sheegay in uu bilowday qorshe lagu tayeeynayo...
Maxkamadda sare ee Dalka ayaa sheegtay iney billowdeen qorshe lagu tayeynayo Maxkamadaha dalka , xilli GuddoomiyahaMaxkamadda sare & Xeer Ilaaliyaha guud ay socdaal ku tageen Kismaayo. Guddoomiyaha...
View ArticleHay’adda Socdaalka oo xarumo ka furanaysa Xuduudaha dalka+Sawirro
Muddo 26 sano kaddib ayaa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaliya waxay howlgalineysaa Xarumihii xafiisyada Socdaalka uu ku lahaa dalka si loola socdo dhaqdhaqaaqa xaduudaha soo galid iyo ka bixid....
View ArticleSawiro:Maxaabiis tababar lagu siiyey Magaalada Muqdisho
Tababarkaan ayaa loo soo gababeyey laba qeybood oo ka tirsan dhallinyarada ku xiran Xabsiga Dhexe ee Xamar, tiradooduna gaareyso 40 maxbuus. Maxaabiistan ayaa la barayey xirfado kala duduwan, sida...
View ArticleMaamulka Baarlamaanka Federaalka Oo Shaaciyey Xiliga Ay Bilaabanayaan...
Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka Mudane C/kariin Xaaji Cabdi (Buux) oo la hadlay Warbaahinta ayaa ugu horeyn shaaciyey in Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ee lasoo doortay ugu horeyn looga...
View ArticleFIFA oo u tacsiyadeysay Qoysaskii ay ka baxeen ciyaartooydii ku dhimatay shilka
–Xiriirka Kubadda Cagta Adduunka ee FIFA ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay Qoysaska Ciyaartoydii kooxda kubadda cagta Chapecoense oo ka dhisan Dalka Brasiil ee ku geeriyootay diyaraddii habeen hore ku...
View ArticleDoorashada xubnaha Banaadiriga oo Muqdisho ka bilaabanaya
Doorashada Aqalka Hoose ee Xildhibaanada laga soo dooranayo Beelaha Banaadiriga ayaa la filayaa in goor dhow ka bilaabato Xaruunta Gaagiidka Booliska ee Degmada Cabdicasiis ee Magaalada Muqdisho....
View ArticleBariga Magaalada Mosul oo biyo la’aan ah
Dagaalka ka socoda magaalada Mosul ee dalka Ciraaq ayaa sababay in qeybo ka mid ah magaaladaasi ay biyahii ka go’aan siiba qeybta Bariga halkaaoo oo ay ku nool yihiin boqolaal kun oo qof kuwaa oo la...
View ArticleQadar oo Malaayiin Doollar SiinaysaTuunisiya
Dowladda Qadar ayaa ballan qaaday inay ku kabayso dhaqaalaha dalka Tuunisiya kaalmo lacageed oo dhan laba bilyan oo Doollar. Qadar ayaa kaalmadaasi ay siinayso dalka Tuunisia ka sheektay furitaanka...
View ArticleDaawo Sawiro: Shirkii caalamiga ahaa ee warbaahinta oo lasoo gabagebeeyey
Shirkani caalamiga ahaa oo mudo 10 maalmood ah socoday ayna martigelisay dowladda Turkiga ayaa lagu soo geba gebeyeyeey magaaladan Antaaliya ee dalka Turkiga kaasi oo ay ka qeyb galeen qaarr kamid ah...
View ArticleMadaxa CIA: baabi’inta heshiiska Iran ee Trump waa masiibo iyo nacasnimo
Madaxa CIA-da Mareykanka ayaa sheegay in baabi’inta heshiiska Niyuklerka Iran,isla markaana uu wado Madaxweynaha la doortay ee Donald Trump uu yahay masiibo iyo waxyeello kale oo salka ku heysa...
View ArticleSuldaan Faarax Maxamuud Maxamed oo beeniyay inay xireen ciidanka Nabad...
Iyadoo maalmihii lasoo dhaafay ay soo shaac bexeen wararka sheegaya in ciidanka Nabad Sugidda Qaranka ay magaalada Muqdisho ku xireen Suldaan Faarax Maxamuud Maxamed oo kamid ah salaadiinta kasoo jeeda...
View ArticleXuska dhalashada Nabigeenna Muxamed N.N.K.H oo lagu qabtay Nairobi “SAWIRRO”
Munaasabad lagu maamusayay xuska dhalashada Nabigeena Muxamad N.N.K.H ayaa maanta lagu qabtay magaalada Nairobi, waxaana munaasabadda ka qeybgalay guddoomiyaha guud ee culumaa’udiinka Ahlu sunna...
View ArticleShaqaalaha degmooyinka oo loo tababbarayo sida ay ugu adeegi lahaayeen...
Tababbarka oo ku saabsan is dhexgalka bulshada iyo isla xisaabtanka ayaa waxaa loo qabtay 35 shaqaale oo ka tirsan degmooyinka Gobolka iyo guddoomiye ku-xigeenada Degmooyinka gobolka Banaadir, waxaana...
View ArticleWasaarada Caafimaadka Galmudug oo deeq daawo ah Gaarsiisay Isbitaalka...
In ka badan 100-Ruux oo Cudurka Shuban biyoodku soo ritay ayaa maalmihii ugu dambeeyay la gaarsiiyay Isbitalka deegaanka Baxdo ee gobolka Galgaduud. Xilli abaaro ba’an ay ka jiraan deegaanada Galmudug...
View ArticleM/weynaha Suudaan oo si yaab leh u taageeray una amaanay Donald Trump.
Madaxwaynaha Suudaan Cumar Xasan Al-Bashiir ayaa ammaanay madaxwaynaha la doortay ee Maraykanka Donald Trump, wuxuuna sheegay in ay sahlanaan doonto in lala macaamilo, sidaas waxaa ku waramay wargayska...
View ArticleGanacsatada reer Jabuuti oo deeq lacageed soo gaarsiyay dadka abaarta ku...
Deeqdii ugu horaysay oo ah lacag lagu talagalay gurmadka abaaraha ayaa maanta lagu wareejiyay gudi loo xil saaray xalinta abaaraha kasoo fadhigiisa uu yahay magaalada buuhoodle , lacagtaan oo cadadeedu...
View ArticleWasiirka Gaashaandhigga oo gaaray Kismaayo
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka ah Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini iyo wafdi balaaran uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kismaayo. Waxaa garoonka ku soo...
View ArticleWasiir Fargeeti “Waa sharci darro in shirkad gaar ah ku soo rogto gaadiidka...
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Soomaaliya Maxamed Aadan Fargeeti ayaa sheegay in ay sharci darro tahay in Shirkad gaar loo leeyahay ay Gaadiidleyda Gobolka Banaadir ka shaqeeya ay Lacag Ceymis ah ku soo...
View Article