Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live

Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya oo gaaray Jowhar

Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Jowhar ee xarunta dowlad gobaleedka Shirshabeelle. Wafdigaan ayaa haatan waxay kulamo la leeyihiin Madaxwaynaha...

View Article


Shan xildhibaan oo maanta lagu doortay magaalada Jowhar.

Doorashada Golaha Shacabka Soomaaliyeed ayaa wali si habsami leh kaga socota magaalada Jowhar iyadoo isla maanta la doortay ilaa iyo Shan Mudane oo ka mid noqonaya baarlamaanka cusub ee Soomaaliya....

View Article


Taliyaha Booliiska iyo wasiirka Maaliyadda oo ka qeyb-galay bandhigga...

Taliyaha ciidammada Booliiska Soomaaliyeed iyo wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, ayaa maanta ka qeyb-galay bandhigga toddobaadlaha ee ciidammada Booliska oo ka dhacay Akadeemiyadda Tababarrada Booliiska...

View Article

Dhageyso warka Duhur ee Radio Muqdisho

View Article

Dhismaha Isbitaalka Degmada Balanbal oo lagu kordhinayo qaybo kale

Bulshada magaalada Balanbal oo gacan ka helaya Hay’ado Samafal iyo Dawlada Galmudug ayaa wada kordhin iyo balaarin ay ku sameynayaan dhismaha Isbitaalka degmada Balanbale oo markii hore ahaa dhisme...

View Article


Donald Trump oo wasiirkiisa Gaashaandhigga u magacaabay Jeneraal James Mattis

Madaxweynaha Mareykanka ee la doortay Donld Trump ayaa ku dhawaaqay in Janaraalka howlgabka ah ee James Mattis uu noqon doono xoghayaha cusub ee Gaashaandhigga Mareykanka. Janaraal Mattis – oo sidoo...

View Article

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

View Article

Guddiga Doorashooyinka oo diiday doorashadii ka dhacday Cadaado

Guddoomiyaha Guddiga doorashada dadban Avv Cumar Maxamed Cabdulle ayaa qoraal ka soo baxay xafiiskiisa waxa uu ku shaaciyay in aan Guddiga doorashada heer Federal aysan aqbali doonin natiijada ka soo...

View Article


Afhayeenka guddiga Doorashooyinka dadban oo ka qeybgalay barnaamijka kulanka...

Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa looga hadlay doorashooyinka dadban ee ka socda dalka, waxaana barnaamijka marti ku ahaa afhayeenka gudiga...

View Article


Doorashada Aqalka Hoose ee Cadaado ka dhacay oo maanta hal kursi lagu tartamay

Doorashada xubnaha Aqalka Hoose ee Baarlamanka Soomaaliya ee ka socota magaalada Cadaado ayaa waxaa maanta lagu tartamay hal kursi, kaas oo ay u taagnaayeen laba musharax oo kala ah Cali Shiikhdoon iyo...

View Article

Xuska dhalashada Nabigeena Muxumed N.N.K.H oo lagu qabtay Galgaduud “SAWIRRO”

Munaasabadaan oo lagu maamuusayey Dhalashadii Nabigeena Muxumed (N.N.K.H) ayaa lagu qabtay Deegaanka Godin-labe ee Gobolka Galgaduud Bulshada Deegaanka oo isugu jirta Culidamada, Arday Dugsiyada, kuwa...

View Article

Boqorka Wadanka Malaysia oo warqadda safiirnimo ka guddoomay danjiraha...

Boqorka Wadanka Malaysia Sultanate of Kedah ayaa maanta warqadii danjirenimo (credential letter) ka guddoomey Safiirka Safaaradda Soomaaliya ee Wadanka Malaysia Danjire  Dr. Abuukar Cabdi Cisman...

View Article

FAALO: Go’doominta Al-shabaab iyo Gaajada Shacabka

Qaybo badan oo ka mid ah Jamhuuriyadda Soomaaliya waxaa ku dhuftay Abaaro baahsan kuwaas oo ay ku nafwaayeen Muwaadiniin Soomaaliyeed, ka dib markii ay waayeen Biyo iyo Cuno, sidoo kale Qoysas badan...

View Article


Tababar Muhiim ah oo La Siiyay Shaqaalaha Dowladdaha Hoose...

Muqdisho, December 2, 2016 – In ka badan 27 xubnood ayaa kasoo qeyb galay tababar socday afar cisho oo looga gol-lahaa sidii kor loogu qaadi lahaa xirfada iyo aqoonta shaqaalaha dowladaha hoose....

View Article

Ra’iisul Wasaare Sharma’arke oo kulan la qaatay Xildhibaanada laga soo...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo maanta kulan kula qaatay magaalada Kismaayo Xildhibaannada labada Aqal ee laga soo doortay dowlad-goboleedka...

View Article


DAAWO SAWIRRADA: Damaashaadka Jimcaha ee xeebta Liido

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa damaashaadka Xeebta Liido ee degmada C/casiis, halkaasi oo ay maalinta Jimcaha ay dadweyne aad u fara badan ka kala yimaada...

View Article

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay “SAWIRRO”

Mogadishu, 03 December 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Mareye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay...

View Article


Xuska Maalinta Naafada adduunka oo ka socoto Muqdisho

Munaasabada oo lagu xusayo maalinta Naafada Aduunka oo ku beegan 3-December ayaa ka socota magaalada Muqdisho, waxaana ka qeyb galaya masuuliyiin katirsan dowladda Soomaaliya. Munaasabadda oo ah mid...

View Article

Laba Wiil oo Soomaali ah oo xalay lagu toogtay waqooyiga Stockholm

Abbaarihii tobankii fiidnimo (10:00 PM) ee xalay  ayaa niman wejiyada soo xirtay waxa ay weerar ku qaadeen maqaayad lagu qaxweeyo oo ku taala xaafadda Rinkeby oo ah xaafad ay ajaaniibta iyo Soomaalidu...

View Article

Dhageyso warka duhur ee Radio Muqdisho

View Article
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live