Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Afhayeenka guddiga Doorashooyinka dadban oo ka qeybgalay barnaamijka kulanka todobaadka

Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa looga hadlay doorashooyinka dadban ee ka socda dalka, waxaana barnaamijka marti ku ahaa afhayeenka gudiga doorashooyinka dadban Maxamed Keynaan oo si faah faahsan uga hadlay halka ay marayaan doorashooyinkaasi. halkan hoose ka dhageyso

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles