Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Xildhibaanno horleh oo lagu doortay doorashada Aqalka Hoose ee Jowhar “SAWIRRO”

$
0
0
Doorashada Aqalka Hoose ee ka socota magaalo madax Dowlad Gobolleedka ee Hirshabeelle ee Jowhar ayaa maanta lagu doortay seddex (3) mudane oo kala ah: Maryan Axmed Haaruun oo ku soo baxday 32 cod   Maxamuud Cabdullaahi Axmed oo ku soo baxay 38 cod   C/rasaaq Axmed Maxamed oo ku guuleestay 28 cod   Haddaba wadarta guud ee illaa hadda la soo doortay ayaa noqoneysa 24 Xildhibaan, iyadoo ay dhiman tahay 13 xubnood oo lagu wado in la soo doorto maalmaha soo socota.

Viewing all articles
Browse latest Browse all 20463

Trending Articles