Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live

Doorashada Aqalka Hoose oo ka socota Baydhaba iyo Xildhibaanno la doortay

Doorashada Aqalka Hoose ee Golaha Shacabka Dowladda dhexe u matalaya maamulkaasi ayaa ka socota magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay, isla markaana Xarun KMG u ah dowlad Goboleedka...

View Article


Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland oo la kulmay wafdi ka socday xafiiska...

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa madaxtooyada Garoowe  ku qaabilay wefti uu hogaaminayey madaxa xafiiska UNSOM Puntland Mr. Aaward Bell. Mr. Aaward Bell iyo...

View Article


Wasiir ku-xigeenka Qorsheynta Soomaaliya oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed...

Wafdi balaaran oo uu hogaamino Wasiir ku xigeenka Wasaarada Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya mudane Cabdullahi Sheekh Cali Qaloocow ayaa socdaal shaqo ku Marayey Dalka Mareykanka ayaa...

View Article

Mdaxweyene Xasan Sheekh “gobolka Banaadir horumarka dalka ayuu tusaale u...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa aqalka dowladda hoose ee Muqdisho uga qeyb-galay, munaasabad lagu xusayey sannad-guurada koobaad ee maamulka gobolka...

View Article

Guddiga amniga doorashooyinka Qaran oo la kulmay Madaxda Jubalanad “SAWIRRO”

Guddiga amniga doorashooyinka Qaran ee Soomaaliya, ayaa socdaal ay ugu kuurgalayeen xaaladda amni ee magaalada Kismaayo oo ka mid ah goobaha doorashooyinka ay ka socdaan, ayaa ku tegay magaaladaasi....

View Article


Marwada Madaxweynaha oo casho-sharaf u sameysay Kooxda Banaadir “SAWIRRO”

Xafladan Casho-sharafta ah ee marwada Madaxweynaha JFS Sahra Cumar Xasan ay u sameysay Cayaartoyuda iyo Maamulka kooxda Kubadda Cagta ee Banadir Sports Club ayaa ujeedkeeda uu ahaa inay dhiirigeliso...

View Article

DAAWO: Micheal Keating oo ka waramaya colaadda, Abaaraha, horumarka...

Wakiilka gaarka ee Qaramada Midoobay ee arrrimaha Soomaaliya, Danjire Michael Keating ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyay Warbaahinta Qaranka, kaga waramay arrimo badan oo xaalada dalka ku saabsan,...

View Article

Madaxweynaha Puntland oo ka qayb galay aas loo sameeyey Marxuum Xildhibaan...

Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa  ka qayb galay aas magaalada Garoowe loogu sameeyey Illaahay ha’u naxariistee  Xildhibaan Daahir Xaaji Geelle oo ka mid ahaa...

View Article


Ardayda Soomaalıyeed ee maagaalada Kayseri dalka Turkıga ayaa booqday...

Xaliimo Yusuf Cali oo Qaxooti ku ah Dalka Turkiga ayaa mudo dhowr sano ah ku Xanuunsan Dalka turkiga gaar ahaan magaalada KAYSARAAY oo ka mida gobolada Bartamaha Turkiga ee Centeral Anadolu, Maamo...

View Article


Magaalada Garowe oo maanta saddex kursi loo tartamay

Doorashadii Aqalka hoose ee ka socotay magaalada Garowe ee dowl-goboleedka Puntland ayaa maanta loo tartamay ilaa saddex kursi. Doorashada maanta oo ku dhacday sidii loogu talo galay ayaa...

View Article

Dowladda Masar oo sheegtay in ay Dugsiyo lacag la’aan ah ka hirgelineyso...

Dowladda Masar ayaa si loo horumariyo waxbarashada carruurta Soomaaliyeed waxa ay sheegtay in ay Muqdisho  ka hirgelin doonto Iskuulaad Waxbarasho oo lacag la’aan ah, kuwaasoo isugu jira Hoose iyo...

View Article

Jubbaland oo hal kursi dib loo dhigay berri Doorashooyinka Aqalka Hoose

Magaalada Kismaayo ayaa maanta lagu qabtay laba kursi oo ka mid ah saddexdii Kursi ee ugu dambeysay tartanka doorashada Xubnaha Dowlad-goboleedka Jubbaland u matalayo Aqalka Hoose ee Barlamaanka cusub...

View Article

Xaalada magaalada Baladweyne oo saakay Degan.

xaalada magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan iyo deegaano hoostago ayaa lagu soo waramayaa in saakay aad u dagantahay isla markaana kama jiraan wax dagaal ah oo ka socdo. Magaalada Baladweyne ayaa...

View Article


Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

WAR SUBAX 24-11-2016

View Article

Maamulka Jubbaland oo maanta soo dhameystirayo Xubnihii ku matali lahaa...

Magaalada Kismaayo ayaa lagu wadaa in maanta lagu doorto xildhibaankii ugu danbeeyey ee xubnaha aqalka hoose ku matali doono maamulka Jubbaland. Jubboland oo aqalka hoos ku lahayd 43 kursi ayaa waxa...

View Article


Jabuuti iyo Azerbaijan oo kala saxiixday heshiisyo muhim ah

Labada dal ee Jabuuti iyo Azerbaijan ayaa kala saxiixday  heshiisyo  dhanka Mileteriga iyo amniga ku saabsan. Sida ay soo warisay Wakaaladda Wararka Islaamka ee Iina waxaa dhinaca  Dowladda Jabuuti...

View Article

Doorashaddii Aqalka Hoose ee Jubbaland oo goor dhow la soo dhameystiray

Magaalada Kismaayo ayaa maanta lagu doorto xildhibaankii ugu dambeeyey ee xubnaha Aqalka hoose u matali doono Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ee Maamulka Jubbaland, kaasoo noqday Ibraahim Maxamed...

View Article


Wasiirka Arimaha Gudaha XFS oo deeq xoolo ah guddoonsiiyay ciidamada...

Wasiirka Wasaradda Arrimaha Gudaha Soomaliya Mudane Xildhibaan Cabdirxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa)  ayaa Maanta Booqday Dugsiga Tababarka Ciidanka Booliiska ee Janaral Kaahiye ,Taliyaha Ciidanka...

View Article

Isbitaalka Xoogga Dalka oo dib loo dhisayo +Sawirro

Munaasabad kooban oo loo sameeyay dib u dhiska Isbitaalka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayana ka qeybgaleen Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya ,Safiirka Dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya, Saraakiil...

View Article

Guddoomiyaha Doorashooyinka oo Maanta gaaray Cadaado

Gudoomiyaha Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka dadban ee heer Federaal Cumar maxamed Cabdulle iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta gaaray Magaalada Cadaado, iyadoo ay Garoonka Diyaaradaha ku so...

View Article
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live