Quantcast
Channel: Radio Muqdisho
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live

Wafdi uu hogaaminayo Wasiir ku-xigeenka Qorsheynta oo ku sugan Mareykanka...

Wafdi uu hogaamayo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga caalamiga Xukuumadda Soomaaliya Prof Cabdullaahi Sheekh Cali(Qaloocaw) oo  safar shaqo ah u jooga dalka Mareykanka ayaa waxay...

View Article


Xildhibaanno maanta lagu doortay Koonfur-Galbeed

Xildhibaan Macallin Cali Aadan Caddow iyo Xildhibaan Axmed Xaaji Axmed ayaa ku soo baxay doorashada Aqoolka Hoose ee xubnaha u matalaya dowlad goboleedka Koonfur-Galbeed Golaha Shacabka oo manta ka...

View Article


Maamulka Gobolka Banaadir oo dib ugu celiyay muwaadin gurigiisa si sharci...

Muwaadin Axmed Abuukar Axmed oo Mudo ka badan 20 sano  si sharci darro ah looga haystay gurigiisa oo ku yaalla degmada Shibis ee Gobalka Banaadir ayaa waxaa maanta furaha gurigiisa ku wareejiyay...

View Article

Maxaabiista ku xiran Xabsiga dhexe ee Xamar oo sare u qaaday Agabyada ay...

Xabsiga dhexe ee Xamar, waxaa ku xiran Maxaabiis farabadan oo loo heysto dambiyo kala duwan, dhowwaan Xabsiga gudahiisa waxaa la hirgaliyey Xarumo loogu talagalay in wax lagu baro maxaabiista. Warshad...

View Article

Madaxweynaha Dalka oo furay shirka Talo-Qaran “SAWIRRO”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee SoomaaliyaMudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho ka furay shir hal maalin ah oo loogu magac daray tallo Qaran, kaasoo ay dadweynaha ku...

View Article


Madaxweynaha Soomaaliya oo xarigga ka jaray waddada Shaqaalaha oo dib loo dhisay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda  Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray wadada Shaqaalaha ee gobolka Banaadir oo dib u dhis lagu sameeyey. Wadadaan ayaa lagu...

View Article

Raiisul Wasaaraha oo ka Tacsiyeeyey Geeridii Xildhibaan Daahir Xaaji Geelle...

Raiisul Wasaaraha oo ka Tacsiyeeyey Geeridii Xildhibaan Daahir Xaaji Geelle oo Xalay ku dhintay Garowe. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke,...

View Article

Wajiga labaad ee soo daad gureynta Soomaalida ku xaniban dalka Yemen oo...

Qunsulka guud ee Soomaaliya u fadhiya dalka Yemen Axmed Cabdi Suudaani ayaa sheegay in wajiga labaad ee lagu soo daad gureynayo muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku xaniban dalka Yemen. Axmed Cabdi...

View Article


Dhageyso warka Duhur ee Radio Muqdisho

View Article


Madaxweynaha Puntland oo ka qeybgalay Roobdoon ka dhacday Garowe+Sawirro

Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland Dr; Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta ka qayb galay isu soo bax Roob doon ah oo ka dhacay duleedka Magaalada Garoowe. Madaxweynaha Puntland ayaa Salaadda...

View Article

R/wasaare ku-xigeenka dalka oo hambalyo u diray Macalimiinta Soomaaliyeed

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa ka hadlay xuska maalinta Macalimiinta Soomaaliyeed ee 21 November. Mudane Carteh ayaa u hambalyeeyay...

View Article

Xuska maalinta macalinka Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho

Munaasabad lagu xusayay maalinta Macalinka Soomaaliyeed oo ku beegan 21-ka November oo maanta ku beegan ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho. Munaasabadda waxaa ka qeybagay Wasiiru dowlaha wasaaradda...

View Article

Wafdi Ka socda Dowladda Federaalka, Jubbaland iyo K/Galbeed oo booqasho ku...

Wefdigaan waxaa qayb ka ahaa guddoomiyaha gudiga qaxootiga iyo barakacayaasha Qaranka Soomaaliyeed Axmed Saahir Nuur, Wasiirka arrimaha gudaha Jubbaland Maxamed Darwiish, Wasiirka arrimaha haweenka...

View Article


Madaxweynaha “Guulo badan ayuu gaaray mashruuca dalkaaga dhiso”

  Muqdisho, 21 November 216 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta xarigga ka jiray Wadada Shaqaalaha ee magaalada Muqdisho oo dib u dhis lagu...

View Article

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo, marka laga...

View Article


Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

View Article

Madaxweynaha “Macallimiintu waxey aas’aas adag u dhigeen mustaqbalka dadka...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ugu hambalyeey macalimiiinta Soomaaliyeed munaasabadda maalinta macalinka Soomaaliyeed oo ku began 21 November ....

View Article


Arday ku geeriyootay shil ku yimid Bas ay saarnaayeen dalka Mareykanka+Sawirro

Shil baabuur oo sababay dhimashada lix arday caruur ah ayaa ka dhacay magaalada Chattanooga, gobolkaasi Tennessee ee dalkaasi Mareykanka kaddib markii uu waddada ka baxay baskii ay saarnaayeen. 35...

View Article

Madaxda Mareykanka ee geeriyootay iyagoo haya talada dalkaasi. (qeybta 1-aad)

Taariikhda mareykanka inta la ogyahay, waxaa Madaxweynihii ugu horeeyay ee qabta talada dalka Mareykanka uu ahaa George Washington ,kaas oo jagada madaxtinimo ee dalkaasi haayey sanadihii u dhexeeyay...

View Article

Doorashooyinka Aqalka Hoose oo markale dib uga bilaabanaysa Jowhar

Doorashada Aqalka Hoose ee Baarlamaanka ayaa maanta  lagu wadaa inay markale dib uga bilowdaan  magaalada Jowhar ee xarunta Dowlad goboleedka Hirshabeelle. Tartankaan ayaa waxaa  horay u hakiyay...

View Article
Browsing all 20463 articles
Browse latest View live